editor
Qaramada Midoobay Oo Shaacisay in ay Garab taagan tahay Midnimada Soomaaliya”
Talaado 30, Dec 2025 {CBB}
Qaramada Midoobay ayaa markale ku celisay in ay dhinac taagan tahay midnimada iyo wadajirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, waxa ay intaas...
Wararkii ugu Dambeeyay Dibadbax ka dhan ah Israa’iil oo ka socda...
Talaado 30, Dec 2025 {CBB}Magaalada Muqdisho waxaa ka socda dibadbax ballaaran oo ka dhan ah xadgudubka Maamulka Israa’iil uu ku sameeyay midnimada Soomaaliya, waxaana...
Shiinaha oo Awood Ciidan ku Go’doominayo Jaziirada Taiwan.
Talaado 30, Dec 2025 {CBB} Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa sheegay inuusan ka walaacsanayn tababarro militari oo ay Beijing ka waddo agagaarka Taiwan, kuwaas...
Ra’iisul wasaarihii hore ee dalka Bangladesh oo geeriyootay.
Talaado 30, Dec 2025 {CBB} Ra’iisul-wasaarihii ugu horreeyay ee dumar ah ee Bangladesh, Khaleda Zia, ayaa ku geeriyootay da’da 80 sano kaddib xanuun muddo...
MW Xasan Sheekh oo Ku wajahan Jabuuti, Turkiga & Dalal kale...
Isniin 29,Dec 2025 {CBB}Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku wajahan Jabuuti, Turkiga iyo Dalal kale oo xiriir wanaagsan la leh Dalka,...
The Jerusalem Post “Aqoonsiga Netanyahu ee Somaliland waa mid guuldaraystay”
Isniin 29,Dec 2025 {CBB}Wargayska lagu magacaabo The Jerusalem Post ee kasoo baxa Israa’iil ayaa guuldarro weyn ku tilmaamay in uu Netanyahu kala kulmay aqoonsiga...
Xuutiyiinta oo ku hanjabay in ay beegsan doonnaan Somaliland haddii Israa’iil...
Hoggaamiyaha Xuutiyiinta Yemen, Cabdimalik Al-Xuuti ayaa wareysi uu siiyay Teleefishinka Aljazeera waxa uu uga falceliyay aqoonsiga Israa’iil ay sheegtay in ay siisay Maamulka Somaliland,...
Golaha Ammaanka oo maanta dhagaysanaya dacwad Soomaaliya ay ka gudbisay Israa’iil
Isniin 29,Dec 2025 {CBB}Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa gelinka dambe ee maanta shir gaar ah ka leh Dacwad Soomaaliya ay ka gudbisay Israa’iil...
East African Community Reaffirms The Unity and Territorial intergrity of The...
Axad 28,Dec 2025 {CBB}The East African Community (EAC) recognises the Federal Republic of Somalia as a single sovereign state under the authority of the...
Mareykanka oo sheegtay in Somaliland ay tahay Maamulka kamid ah Soomaaliya.
Axad 28,Dec 2025 {CBB}Dawladda Mareykanka ayaa sheegtay in Soomaaliland ay u aqoonsatahay qeyb ka mid ah Soomaaliya.
War kasoo baxay waaxda arrimaha dibadda Mareykanka ayaa...













