Tuesday, April 28, 2026
Home Authors Posts by editor

editor

editor
2716 POSTS 0 COMMENTS

Madaxweynayaasha Turkiga iyo Indonesia oo makarafoonka laga Damiyay Markii ay Israiil,,

0
Talaado, Sep 23, 2025 {CBB} Madaxweynaha Turkiga , Erdogan iyo madaxweynaha dalka Indonesia,Prabowo Subianto ayaa laga damiyay makarafoonka inta ay ku jireen hadal jeedintooda...

Soomaaliya oo noqotay dalka kaliya Muslim ah ee u codeeyay in...

0
Isniin, 22,Sep 2025 {CBB}Soomaaliya ay noqotay dalka keliya ee Muslim ah oo taageeray cunaqabataynta saaran dalka Iran. Kaddib markii Golaha ammaanku cod u qaadeen...

Puntland: “Haddii aan la badbaadin dowladnimada Soomaaliya, dalku wuxuu ku noqon...

0
Isniin, 22,Sep 2025 {CBB}Puntland ayaa ka digtay in haddii aan la ilaalin oo la badbaadin dowladnimada Soomaaliya, uu dalka uu dib ugu laaban doono...

Xubno ka tirsan kooxda AS oo lagu dilay howlgal laga fuliyay...

0
Isniin, 22,Sep 2025 {CBB} Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal qorsheysna oo ay iska kaashadeen ciidamada dowladda iyo kuwa saaxiibada caalamka oo ka dhacay...

Maxay Falastiin uga dhigan tahay in la aqoonsado?

0
Axad, 21,Sep 2025 {CBB} Falastiin waa dawlad jirta oo aan jirin. Waxay heysataa aqoonsi caalami ah oo weyn, ergooyin diblomaasiyadeed oo dibadda ah iyo kooxaha ku...

R/Wasaare Xamsa ”ayaa maanta dhagax-dhigay xarunta Wasaaradda Waxbarashada.

0
Axad, 21,Sep 2025 {CBB}Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda  Federaalka Soomaaliya,Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta dhagax-dhigay xarunta Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, taasi oo laga hirgelinayo...

Madaxweyne Trump oo u hanjabay Dowladda Afqaanistaan.

0
Axad, 21,Sep 2025 {CBB} Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa toddobaad gudihiisa markii labaad ka hadlay dib u helidda Maraykanka ee saldhiggii cirka ee Bargam oo...

Lammaanihii ay Taliban sii daayeen oo gaaray Dalka UK.

0
Axad, 21,Sep 2025 {CBB}Lammaane u dhashay dalka Britain oo kooxda Taliban ay ku xirtay Afgaanistaan ​​muddo ku dhow siddeed bilood ayaa dib ugu soo...

Wadanka Eswatini oo 32 Sarkaal Boolis ah usoo Diray Soomaaliya.

0
Axad, 21,Sep 2025 {CBB}Boqortooyada Eswatini ayaa si rasmi ah u shaacisay dirista 32 askari oo boolis ah oo ku biiraya qeybta booliska ee Hawlgalka...

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya oo taageero u muujiyey Ilhan Omar?

0
Axad, 21,Sep 2025 {CBB}Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Ahmed Moallim Fiqi, ayaa si cad ugu muujiyey taageero Congress-woman Ilhan Omar oo laga soo doorto gobolka Minnesota...
0FansLike
0FollowersFollow
0SubscribersSubscribe