editor
Duqeyntii Israa’iil ay ku qaadday dhawaan Qadar oo maanta shir laga...
Waxaa maanta dalka Qadar ka dhacaya shir degdeg ah oo ay yeelanayaan madaxda Carabta, kaas oo ka jawaabaya duqeyntii Israel ay toddobaadkii hore ku...
Go’aamo noocee ah ayaa kasoo bixi doona shirka dalalka Islaamka iyo...
Isniin, 15-Sep 2025 {CBB} Shir deg deg ah oo ay isugu imaanayaan dowladaha Carabta iyo kuwa Islaamka ayaa ka socda dalka Qadar, kaasi oo...
Maxaa ka jira xil ka qaadista Muungaab.?
Isniin 15 Sep 2025 {CBB} Sida muuqata dagaal adag ayaa ka socda Facebook, kadib markii maalmahii lasoo dhaafay uu Muungaab lacagta ka jartay dad u...
Maxay ka wada hadleen Ra’iisul wasaare Xamse iyo Safiirka Jaamacadda Carabta?
Axad 14 Sep, 2025 {CBB}Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa maanta kulan gaar ah la yeeshay Safiirka Ururka Jaamacadda Carabta u...
Safiirka Mareykanka oo gudoomiyaha golaha shacabka kala hadlay howlaha horyaala BFS?
Axad 14 Sep, 2025 {CBB}Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta kulan kula qaatay magaalada Muqdisho...
Maxaabiis nolol looga qabtay Al-shabaab iyo hub badan oo lagu soo...
Axad 14 Sep, 2025 {CBB} Saraakiisha ciidanka xoogga dalka ayaa galinkii dambe ee Shalay kusoo bandhigay gudaha degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud hub iyo maxaabiis...
Guddoomiyaha SoDMA & MW Firdhie oo kawada hadlay Xaaladaha bani aadamnimo...
Jimco 12, Sep 2025 {CBB}Guddoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Qaranka SoDMA Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa Magaalada Laascaanood kula kulmay Madaxweynaha Maamulka Waqooyi Bari Cabdulqaadir Axmed...
DfS oo warka soo saartay weerarkii Ceel-dheer
Jimco 12, Sep 2025 {CBB} Dowladda federaalka ee Soomaaliya ayaa war ka soo sartay weerarkii saaka ay AS ku qaaday degmada Ceel-dheer ee gobolka Galgaduud.
Waxay...
Soomaaliya oo Golaha ammaanka QM ka hor sheegtay in Israa’iil ay...
Jimco 12, Sep 2025 {CBB}Danjiraha Soomaaliya ee Qaramada Midoobay, Abubakar Cismaan Baalle, ayaa si kulul u cambaareeyay weerarka Israa’iil ay la beegsatay magaalada Doha...
FAAH-FAAHIN: AS oo Dagaal Culus ku qaaday Degmadda Ceel-dheer.
Jimco 12, Sep 2025 {CBB} Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka hortagay weerar ay kooxda Al-Shabaab saakay ku qaaday degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud.
Ciidamada dowladda...













