Monday, April 27, 2026
Home Authors Posts by editor

editor

editor
2716 POSTS 0 COMMENTS

Wasiirka Qoyska Soomaaliya oo la kulantay Wasiirka Hormarinta Caalamiga ah ee...

0
Axad , 24 Aug 2025 {CBB}Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Khadija Mohamed Al-makhzoumi ayaa kulan kula yeelatay magaalada Oslo ee Dalka...

Guddoomiye Muungaab oo guddoomiyay Shir arrimo muhiim ah looga hadlay?

0
Axad , 24 Aug 2025 {CBB}Guddoomiyaha Muungaab ayaa guddoomiyey shirka toddobaadlaha ee Mas’uuliyiinta Degmooyinka Gobolka Banaadir, kaas oo lagu falanqeeyey guulaha laga gaaray is-diiwaangelinta...

Ra’iisul wasaare Xamze oo safar ugu ambabaxay dalka Shiinaha?

0
Axad , 24 Aug 2025 {CBB} Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamze Cabdi Barre, ayaa maanta u ambabaxay dalka Shiinaha. Halkaas oo uu uga...

Sheekh Aadan Madoobe oo kulan miro dhal ah la qaatay James...

0
Axad , 24 Aug 2025 {CBB}Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka...

Wasaaradda Waxbarashada XFS oo markii ugu horraysay meel ka baxsan Muqdisho...

0
Axad , 24 Aug 2025 {CBB}Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa gelinka dambe maanta ku dhawaaqaysa natiijada Imtixaan sanadeedka 2024/25 ...

Sawiro;-Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya oo la kulmay Madaxweynaha Hirshabeelle

0
Axad , 24 Aug 2025 {CBB} Madaxweynaha  Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay bahda waxbarashada Soomaaliya oo uu...

Guddoonka baarlamaanka maamulka Waqooyi-Bari oo la dhaariyay

0
Sabti, 23 Aug 2025 {CBB} Xildhibaannada baarlamaanka maamulka Waqooyi-Bari ee Soomaaliya ayaa gor dhow doortay guddoomiye ku xigeenka koowaad iyo kan labaad. Amran Axmed Xasan ayaa...

Dowladda Soomaaliya oo shaacisay in Garoonka Aadan Cadde lagu qabtay Daroogo

0
Sabti, 23 Aug 2025 {CBB}Dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay in gacanta lagu dhigay Daroogo si qarsoodi ah lagu soo galiyay Dalka, taasi oo lagu qabtay...

Wasiirkii arrimaha dibadda Netherland oo is casilay kadib markii Israa’iil tallaabo...

0
Sabti, 23 Aug 2025 {CBB} Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Netherlands, Caspar Veldkamp, ayaa iska casilay xukuumadda ku-meelgaarka ah sababo la xiriira fashilka dowladda ee ku...

Madaxweynaha Soomaaliya oo u Hambalyay Gudoomiyaha Cusub ee Barlaaamnka Waqooyi Bari.

0
Sabti, 23 Aug 2025 {CBB}Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo u diray Dr. Aadan Cabdullaahi Aw-xasan oo loo doortay Guddoomiyaha...
0FansLike
0FollowersFollow
0SubscribersSubscribe