Sunday, April 26, 2026
Home Authors Posts by editor

editor

editor
2716 POSTS 0 COMMENTS

Madaxweyne ku Xigeenka SCC KHAATUMO Ma aqbaleeyno Tallaabada ay qaaday Puntland.

0
Khamiis, 17 Jully 2025 {CBB} Maamulka SSC Khaatumo ayaa nasiib darro ku tilmaamay hadalka dhawaan ka soo yeeray Puntland oo la xiriira diidmada aqoonsiga gobollada...

DFS oo ka hadashay dagaalkii ka dhacay Magaalada Dhahar ee G/Sanaag.

0
Arbaco, 16 Jully 2025 {CBB}Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa sheegtay inay ka xuntahay dhacdo ay ku tilmaamtay nasiib darro...

Heshiis laga gaaray dhismaha maamulka Khaatuma iyo Maakhir iyo qeybsiga Ergooyinka

0
Arbaco, 16 Jully 2025 {CBB}Shirarkii siyaasadeed ee maalmahan ka socday magaalada Laascaanood ayaa maanta lagu heshiiyay, iyadoona is-afgarad balaaran  laga gaaray dhismaha Maamul cusub...

Maamulka Hirshabeelle oo ku dhawaaqay dagaal ka dhan ah AS

0
Arbaco, 16 Jully 2025 {CBB}Golaha Wasiiradda Dowlad goboleedka Hirshabeelle ayaa yeeshay kulankooda caadiga ah, iyagoo ka wada hadlay dagaalka AS iyo Dardar galintiisa. Kulanka oo...

Sawiro;- Shirka Horumarinta Ganacsiga Haweenka Oo ka Furmey Magaalada Baydhabo

0
Talaado 15 July 2025 {CBB}Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Dowladda KG Cabdulaahi Abdi Mohamed ayaa Magaalada Baydhabo ka furay shir ballaaran oo lagu dhiirrigelinayo...

DF oo qaadi karta Seddex talaabo oo ay ku Cadaadineyso Kenya.

0
Talaado 15 July 2025 {CBB} Siyaasadda Kenya ee la baahiyay ee ku saabsan fiisooyinka laga dhaafay dadka dalalka Afrika ayaa abuuray xiisado diblomaasiyadeed oo ka...

Maxay tahay Sababta loo tarxiilay Soomaalidii laga soo dejiyey Muqdisho.

0
Talaado 15 July 2025 {CBB}  Diyaarad gaar ah oo ka soo baxday shalay gelinkii dambe garoonka diyaaradaha Leipzig ayaa sideed qof oo Soomaali ah...

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo Qaatay Kaarka Codbixiyaasha

0
Axad 14 July 2025 {CBB} Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa maanta qaatay kaarka codbixiyaha ee doorashooyinka qof...

Dowladda Soomaaliya oo tacsi la wadaagtay dowladda Nigeria

0
Isniin 14 Jully 2025 {CBB} Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Shiikh Maxamuud, ayaa ka tacsiyeeyay geeridii naxdinta lahayd ee ku timid Madaxweynihii hore ee...

Shirka ka socda Laascaanood oo galay maalintii labaad iyo doodo culus

0
Isniin 14 Jully 2025 {CBB}Shirka dhammaystirka dhismaha maamul goboleedka SSC KHATUMO oo ka furmay magaalada Laascaanood ayaa galay maalintiisii labaad maanta, iyadoo ajandayaasha muhiimka...
0FansLike
0FollowersFollow
0SubscribersSubscribe