Thursday, October 15, 2026
Home Authors Posts by editor

editor

editor
3667 POSTS 0 COMMENTS

Sawiro;-Hoggaamiyaha koonfur galbeed oo Booqday Taliska qeybta 60-aad ee Ciidanka Xoogga...

0
Axad 20, Sab 2026 {CBB}–Baydhabo: Hoggaamiyaha Dowladda Gobaleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa maanta booqasho shaqo ku tagay Xarunta...

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo u safraya Maraykanka

0
Axad 20, Sab 2026 {CBB}–Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa saacadaha soo socda ku wajahan Magaalada New York ee Dalka Maraykanka si...

Barakacayaal ku sugan Gobolka Bari oo xaalad adag wajahaya

0
Axad 20, Sab 2026 {CBB}–Boqollaal qoys oo horraantii bishaan ka barakacay Deegaanka Ceelgaal ee Degmada Qandala ee Gobolka Bari ayaa wajahaya xaalado dhinaca nolosha...

Maraykanka oo Muwaadiniintiisa ku sugan Urdun uga digay in ay tagaan...

0
Axad 20, Sab 2026 {CBB}–War kasoo baxay Safaaradda Maraykanka ee Urdun ayaa muwaadiniinta Ameerikaanka ah lagu wargeliyay in aysan tagin saldhigyada Militari ee dalkaas...

Sawiro;-Wasiirka Amniga Koonfur Galbeed oo Kormeeray Xarumaha Cusub ee Ciidamada

0
Sabtii 19, Sab 2026 {CBB}–Baydhabo: Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha Dowladda Gobaleedka  Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Issack Mohamed Issack (Korsaar), ayaa kormeeray xarumaha cusub ee...

Booliiska Jarmalka oo baaris ku wada Nin Mindi ku dilay Wariye...

0
Sabtii 19, Sab 2026 {CBB}–Booliiska Jarmalka ayaa baaris ku wada Nin Soomaali ah oo Xero qaxooti ku dilay Allaha u naxariistee Suxufi Maxamed Aweys...

Wararkii ugu dambeeyay dhaq dhaqaaqyo Ciidan oo ka socda Baladxaawo.

0
Sabtii 19, Sab 2026 {CBB}– Degmada Balad Xaawo ee Gobolka Gedo waxaa ka socda Dhaqdhaqaaq ciidan oo iska soo horjeeda oo ay kala wadaan Saraakiil...

Mareeykanka oo Beeniyay War Puntland ay soo saartay.

0
Sabtii 19, Sab 2026 {CBB}–Taliska Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) ayaa Jimcihii soo saaray bayaan si weyn uga hor imanaya sheegashadii ay Puntland Khamiistii ka...

Wafdi hordhac u ah safarka MW Xasan Sheekh oo Maraykanka u...

0
Jimco 18, Sab 2026 {CBB}–Wafdi hordhac u ah Safarka Madaxweyaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta u safray Dalka Maraykanka, waxaana lagu...

INTERPOL oo garaadka macmalka ah ee AI u adeegsatay sawirrada Ajaanib...

0
Jimco 18, Sab 2026 {CBB}–Booliiska INTERPOL ayaa soo bandhigay xog baariseed ay iska kaashadeen 11 Dal oo kamid ah Dalalka xubnaha ka ah Booliiskaas...
0FansLike
0FollowersFollow
0SubscribersSubscribe