Saturday, December 6, 2025
Home Authors Posts by editor

editor

editor
1827 POSTS 0 COMMENTS

Cabdikariim Axmed Xasan oo loo doortay Guddoomiyaha Guddiga Madaxabannaan ee Doorashooyinka...

0
Isniin 2 Dec 2024 {CBB}Doorasho maanta ka dhacday Magaalada Muqdisho waxaa lagu doortay Guddoomiyaha Guddiga Madaxabannaan ee Doorashooyinka & Soohdimaha Qaranka oo uu ku...

MW JFS Xasan Sheekh Maxamuud oo xeer Madaxweyne kusoo saaray Guddiga...

0
Isniin 2 Dec 2024 {CBB} Madaxweynaha JFS Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Xeer Madaxweyne kusoo saaray Guddiga Madaxabannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha taas oo...

Sawiro;-Dowlada Soomaaliya iyo Midowga Afrika oo arrimo muhiim ah kawada hadlay

0
Isniin 2 Dec 2024 {CBB}  Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daud Aweis Jama ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka Midowga...

Madaxweyne jo-Biden oo dambi culus ka cafiyay wiilkiisa

0
Isiin 02, Dec 2024 {CBB}Madaxweynaha xilka kasii dagaya ee Mareykanka Joe Biden ayaa xalay sheegay in uu cafis u fidiyay wiilkiisa Hunter Biden, kaas...

Sawiro;-Lataliyaasha Madaxweynaha Dowlada Gobaleedka KGS ayaa Kormeerey Wasaarada Dowlada KGS

0
Axad 01, Dec 2024 {CBB} Xubnaha Lataliyaasha Madaxweynaha Dowlada Gobaleedka KGS ayaa Kormeerey Wasaarada Dowlada KGS Iyagoona ujeedkooda ahaa u kuur gelida Shaqooyinka ay...

Canada oo si KMG ah u hakisay qaadista Qaxootiga & codsiga...

0
Axad 01, Dec 2024 {CBB}Dowladda Canada ayaa ku dhawaaqday in si kumeel-gaar ah ay u joojisay barnaamijka lagu qaado Qaxootiga iyo shanta ruux ee...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS “Xiriirka Soomaaliya & Turkiga waxa uu gaaray meel...

0
Axad 01, Dec 2024 {CBB}Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur Jaamac ayaa sheegay in xiriirka Soomaaliya iyo Turkiga uu sare u qaadmay...

Agaasimihii hore ee NISA Fahad Yaasiin oo eedo layaab leh ujeediyay...

0
Axad 01, Dec 2024 {CBB}Agaasimihii hore ee NISA Fahad Yaasiin ayaa soo saaray qoraal ui ciwaan uga dhigay “𝑴𝙐𝑪𝘼𝑨𝙍𝑨𝘿𝑲𝘼 𝙃𝑨𝙇 𝘽𝑨𝘼 𝙎𝑬𝙀𝑮𝙏𝑨𝙔, 𝑾𝘼𝑳𝙄𝑺𝙀 𝘿𝑨𝘽𝑨...

Puntland oo Dowladda Soomaaliya ku eedeysay hurinta Colaadaha ka socda……

0
Axad 01, Dec 2024 {CBB}Guddoomiyaha Gobolka Mudug ee Puntland Faysal Sheekh Cali Jifa-jabsade ayaa ku eedeeyay dowladda Soomaaliya in ay qeyb ka tahay hurinta...

Isra’il oo Gaza ku dishay laba ka mid ah shaqaalaha gargaarka.

0
Axad 01, Dec 2024 {CBB}Ciidamada Isra’il ayaa Sabtidi shalay duqeyn cirka ah ku dilay laba nin oo ka mid ahaa shaqaalaha gargaarka ee ka...
0FansLike
0FollowersFollow
0SubscribersSubscribe