editor
Ninkii Dareeraha ku beegsaday Ilhaan Cumar oo la xukumay
Jimco 18, Sab 2026 {CBB}–Anthony James Kazmierczak oo ah 55 jir ah ayaa 27kii janaayo 2026 waxa uu dareere ku beegsaday Xildhibaan Ilhaan Cumar...
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo faray in shaqaalaysiinta dowladda lagu saleeyo karti...
Khamis 17, Sab 2026 {CBB}–Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa faray dhammaan Wasiirrada iyo mas’uuliyiinta kale ee dowladda in si buuxda...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo shir-guddoomiyay kulanka 7-aad ee Guddiga Joogtada ah
Khamis 17, Sab 2026 {CBB}–Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa shir-guddoomiyay kulanka 7-aad ee Guddiga Joogtada...
Sawiro;-hoggaamiyaha koonfur galbeed oo guddoomiyey shirka golaha wasiirada
Khamis 17, Sab 2026 {CBB}–Baydhabo: Hoggaamiyaha Dowladda Gobaleedka Koonfur Galbeed, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa guddoomiyey shirka Golaha Wasiirada Dowladda Koonfur Galbeed,...
Sawiro;-Hoggaamiyaha koonfur galbeed oo guddoomiyey shir looga hadlay xasillinta amniga baydhabo
Khamis 17, Sab 2026 {CBB}–Baydhabo: Hoggaamiyaha Dowladda Gobaleedka Koonfur Galbeed, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa guddoomiyey shir looga hadlay xaaladda amniga guud...
Maraykanka oo dalku galkiisa u diiday Madaxweynaha Falastiin
Khamis 17, Sab 2026 {CBB}–Dowladda Maraykanka ayaa diiday in Madaxweynaha Falastiin, Mahmoud Abbas, la siiyo fiisaha gelitaanka dalkaasi, si uu uga qaybgalo shirka Golaha...
Ciidanka Xoogga oo howlgallo ka sameeyay deegaannada xiriiriya gobollada Baay iyo...
Khamis 17, Sab 2026 {CBB}–Faahfaahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya howlgallo ay saacadihii la soo dhaafay Militeriga Soomaaliya gaar ahaan Ciidamada Danab ka...
Wararkii u dambeeyay dagaalka Yemen
Khamis 17, Sab 2026 {CBB}–Dagaallada u dhexeeya dowladda Yemen ee caalamku aqoonsan yahay iyo kooxda Xuutiyiinta ayaa sii xoogeysanaya, iyadoo weerarro laga soo sheegayo...
Soomaaliya oo war ka soo saartay weerar Xuutiyiinta ku qaadeen Makka
Khamis 17, Sab 2026 {CBB}–Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si adag u cambaareysay isku day weerar oo loo adeegsaday diyaarad aan duuliye lahayn, kaas oo...
Masar oo sheegtay in ay garab istaagayso Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed
Arbaco 16, Sab 2026 {CBB}–Dowladda Masar ayaa sheegtay in ay xoogga saarayso horumarinta iyo awoodda Ciidamada Militariga Soomaaliya si loo dhaqangeliyo iskaashiga ciidan &...












