Saturday, February 28, 2026
Home Authors Posts by editor

editor

editor
2385 POSTS 0 COMMENTS

Raysal Wasaare Xamse oo Booqasho Taariikhi ah maanta kutagaya Magaalada Laascaanood.

0
Sabti 12, April-2025 {CBB} – Waxaa Saakay Magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool si weyn looga dareemaya u diyaar garowgii ugu dambeey ee la xariira...

Wasiirka Difaaca Soomaaliya oo shacabka ugu baaqay in ay garab istaagaan...

0
Sabti 12, April-2025 {CBB} –Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya, Jibriil Cabdirashiid Xaaji ayaa hambalyo u diray saraakiisha, saraakiil-xigeennada, alifleyda, dableyda Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo...

Ciidanka xoogga dalka oo udabaal-dagaya 65-Guuradii kasoo wareegatay Aas’Aaskoda.

0
Sabti 12, April-2025 {CBB} – Maanta oo ay ku beegan 12-ka Bisha April waxaa ay ku asteysan tahay 65-guuradii kasoo wareegtay maalimtii la Aas’aasay Ciidanka...

Dowladda Soomaaliya oo war ka soo saartay geerida Jeneral Sheegow.

0
Sabti 12, April-2025 {CBB} – Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya, Sarreeye Guuto Liibaan Cali Yarow, ayaa faahfaahin ka bixiyey geeridii ku...

Dowladda Soomaaliya oo war layaab leh ka soo saartay xiriirka Itoobiya...

0
Sabti 12, April-2025 {CBB} – Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in xiriirka kala dhaxeeya Itoobiya uu mar kale deggan yahay, bilooyin kaddib markii heshiis badeed oo...

Wasaaradda Gaadiidka oo amar degdeg ah kusoo rogtay Diyaaradaha la howlgalo...

0
Sabti 12, April-2025 {CBB} – Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Rayidka ee Soomaaliya ayaa amar ku bixisay in si degdeg ah loo sameeyo kormeerro badbaado iyo...

Agaasimaha waaxda caafimaadka iyo fayadhowrka degmada Baydhabo oo soo saaray Amaro...

0
Jimco  11, April-2025 {CBB} –Shir jara'id oo uu maanta xafiiskiisa ku qabtay magaalada Baydhabo ku qabtay Agaasimaha waaxda caafimaadka iyo fayadhowrka ee degmada Baydhabo...

Qoysas Dan yar ah Oo Baydhabo loogu qeybiyey Burjikooyinka Tamarta keydiya.

0
Jimco  11, April-2025 {CBB} –Qoysas ku dhaqan Baydhabo ayaa Deegaanka iyo Isbadalka Wasaarada Cimilada Dowladda Koonfur Galbeed u qeybisey Burjikooyinka Tamarta keydiya kuwaas oo...

Madaxweyne Xasan sheekh oo shir iskugu yeeray Madaxda Maamul Goboleedyada.

0
Jimco  11, April-2025 {CBB} – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka duulaya baaqii Midnimada iyo Wadatashiga Qaran ee 31-dii Maarso 2025...

Maxaa ka jira in xaaska Obama ay furriin dalbatay?

0
Jimco  11, April-2025 {CBB} – Michelle Obama ayaa ka hadashay wararka xanta ah ee sheegaya in ay dhib ku qabto xidhiidhkeeda guurka ee iyada iyo...
0FansLike
0FollowersFollow
0SubscribersSubscribe