Friday, February 27, 2026
Home Authors Posts by editor

editor

editor
2370 POSTS 0 COMMENTS

Afweyne oo ku guuleystay HOP248 oo Saadaq Joon horay ugu fadhiyay

0
Talaado 4, March 2025 {CBB}Maxamed Cabdi Xasan (Afweyne) 12 sano ku xirnaa Dalka Biljam ayaa maanta ku guuleystay HOP248 oo horay ugu fadhiyay Saadaq...

Mareykanka oo ka digniino kasoo saaray xiriirka kooxda AS iyo Xuutiyiinta...

0
Talaado 4, March 2025 {CBB} Dowladda Mareykanka ayaa Isniintii sheegtay in uu ka walaacsan yahay xiriirka sii kordhaya ee u dhaxeeya Kooxda Al-Shabaab ee Soomaaliya...

RW Xamsa oo maanta khudbad ka jeedinaya shirka looga hadlayo dib...

0
Talaado 4, March 2025 {CBB}Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta khudbad ka jeedinaya shirka waddamada Carabta u dhaxeeya ee ka dhacaya Magaalada Qaahira...

Xildhibaanada Golaha Shacabka ah oo maanta kulan ku leh Muqdisho.

0
Isniin 3, March 2025 {CBB}Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa  Maanta oo Isniin ah ay kulan ku leh Xarunta Villa Hargeysa ee Magaalada...

Turkiga & Ingiriiska oo kawada hadlaya Mustaqbalka Suuriya

0
Isniin 3, March 2025 {CBB}Saraakiil ka kala tirsan Dowladaha Turkiga iyo Ingiriiska ayaa maanta kawada hadlaya Mustaqbalka Dalka Suuriya ee dhowaan isbaddelka ka dhacay...

Puntland oo Sheegtay in ay horumar ka sameysay wajiga 3aad ee...

0
Isniin 3, March 2025 {CBB}Dowlad-Goboleedka Puntland ayaa guullo ka sheegatay howlgallada ka dhanka ah Daacish ee ka scoda Gobolka Bari, saraakiil katirsan ciidamada Difaaca...

Taliyaha Ciidanka Xoogga & Saraakiil Ciidan oo kawada hadlay howlgallada ka...

0
Isniin 3, March 2025 {CBB}Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Janaraal Odowaa Yuusuf Raage oo kulan gaar ah la qaatay saraakiil katirsan Taliyaha Ciidamada ayaa kala...

Yuusuf Dabageed “Dagaalka aan kula jirno ‘AS’ waa mid ku dhammaanaya...

0
Isniin 3, March 2025 {CBB}Madaxweyne ku xigeenka Dowlad-Goboleedka Hir-Shabeelle Yuusuf Axmed Hagar dabageed ayaa sheegay in dagaalka ka dhanka ah ‘AS’ uu sii soconayo...

Madaxweyne Cabdicasiis Laftagareen oo qaabilay wafdi sare oo ka socday Itoobiya

0
Axad 2, March 2025 {CBB}Madaxweynaha Dowladda Goboleedka Koonfur Galbeed  Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Aqalka Madaxtooyada kula kulmay wafdi sare oo ka socday Itoobiya...

Axmed Madoobe oo eedaymo culus ujeediyay Dowladda Soomaaliya.

0
Sabti 1, March 2025 {CBB} Madaxweynaha Jubaland, Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe oo wareysi bixiyay ayaa ku eedeeyay dowladda Madaxweyne Xasan Sheekh in ay tahay...
0FansLike
0FollowersFollow
0SubscribersSubscribe