editor
Jabuuti oo qaabishay Qaxooti kasoo cararay Colaadda Yemen
Axad 13, Sab 2026 {CBB}–Jamhuuriyadda Jabuuti ayaa 24 saac gudahood ku qaabishay Qaxooti u dhashay Yemen oo tiradoodu gaarayso 1,400 oo qof kuwaas oo...
Canada oo Xoogga saaraysa in ay Yurub la wadaagto xiriir ka...
Axad 13, Sab 2026 {CBB}–Dowladda Canada ayaa doonaysa in ay dalalka Yurub la samaysato xiriir ka madaxbannaan Maraykanka maadaama muddo ay ku hoos jirtay...
Ruushka oo lagu eedeeyay dagaalka in Ukraine uu u adeegsado Ajaanib...
Axad 13, Sab 2026 {CBB}–Warbixin kasoo baxday Hay’adda Xuquuqda Aadanaha ee Amnesty International waxaa lagu sheegay in mas’uuliyiin katirsan hay’addaas ay tageen xeryaha lagu...
Sawiro;-Taliyaha Booliska koonfur galbeed oo Guddoomiyey Shirka Toddobaadlaha ah ee Saraakiisha...
Axad 13, Sab 2026 {CBB}–Baydhabo: Taliyaha Ciidanka Booliska Dowladda Gobaleedka Koonfur Galbeed, Sareeye Guud Cabdi Ibraahim Shamow, ayaa guddoomiyey shirka toddobaadlaha ah ee Saraakiisha...
Soomaaliya oo ka qaybgashay Shir-Goboleedka Wasaaraddaha Maaliyadda ee Arrimaha Cimilada Maaliyadda
Sabtii 12, Sab 2026 {CBB}-Agaasimaha Fulinta Sanduuqa Qaran ee Isbeddelka Cimilada Soomaaliya, Mudane Liban Obsiye, ayaa magaalada Salvador, ee dalka Brazil uga qaybgalay Shir...
Golaha Shacabka oo Joojiyay $100-ka Xildhibaannada Looga Jari Jiray Aaska Xildhibaan...
Sabtii 12, Sab 2026 {CBB}Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa joojiyay lacag dhan $100 oo Xildhibaannada looga jari jiray in lagu aaso Xildhibaanka...
Golaha Ammaanka oo kordhiyay Cunaqabaynta hubka ee saaran Gobolka Daarfuur
Sabtii 12, Sab 2026 {CBB}15ka xubnood ee Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa u codeeyay qaraar lagu waqti dheereynayo cunaqabataynta hubka ah eesaaran Gobolka...
Turkiga oo 2027 Soomaaliya ka diraya Dayax gacmeed
Sabtii 12, Sab 2026 {CBB}Dowladda Turkiga ayaa qorsheyneysa in sannadka soo socda 2027 ay Soomaaliya ka dirto Dayax gacmeed sida uu ku warramaya safiirka...
Kooxaha Burcad Badeedda Soomaalida oo sii daayay Markab u afduubnaa
Sabtii 12, Sab 2026 {CBB}Kooxaha Burcad Badeedda Soomaalida ayaa sii daayay Markab u afduubnaa sida ay ku warrameen ilo amni oo xogtaan u gudbiyay...
Gudoomiye Jaamac oo ka qeyb galay xaflad sagootin ah oo loo...
Sabtii 12, Sab 2026 {CBB} Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa magaalada Muqdisho xaflad sagootin ah ugu...













