Friday, October 16, 2026
Home Authors Posts by editor

editor

editor
3667 POSTS 0 COMMENTS

Sawiro;-Hoggaamiye Sheekh Aadan Madoobe oo Guddoomiyey Shirka amniga koonfur galbeed

0
Axad 23 2026 {CBB} Baydhabo – 23 Agoosto 2026: Hoggaamiyaha Dowladda Gobaleedka  Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa maanta guddoomiyey...

Maraykanka oo xayiraadda Fiisaha ka qaaday Soomaaliya

0
Axad 23 2026 {CBB}Dowladda Maraykanka ayaa xayiraadda Fiisaha ka qaadday Baasaboorka Soomaaliya kaddib markii go’aankaas uu ku dhawaaqday Garsoore Janet Vargas oo tallaabo sharci...

DFS oo kordhisay ciidamada suga amniga Magaalada Muqdisho

0
Axad 23 2026 {CBB}Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa kordhisay ciidamada sugaya Amniga Magaalada Muqdisho, kaddib markii todobaadkii tagay qaybo kamid ah Caasimadda ay ka dhaceen...

Cumaan iyo Masar oo dib u billaabaya wadahadallada Maraykanka & Iiraan

0
Axad 23 2026 {CBB}Dalalka Cumaan iyo Masar ayaa xoogga saaraya sidii ay dib ugu billaabi lahaayeen wadahadallada joogsaday ee Maraykanka & Iiraan, maalmihii lasoo...

Dagaalka Ganacsi ee Maraykanka & Canada oo meel adag gaaray

0
Axad 23 2026 {CBB}Dagaalka Ganacsi ee kasoo dhex baxay Maraykanka iyo Canada ayaa sii xooggaystay kaddib markii Washington & Ottawa ay isku fahmi waayeen...

Qaramada Midoobay oo Gargaar degdeg ah u dalabtay Carruur ku dhibaataysan...

0
Axad 23 2026 {CBB}Sanduuqa Taakulada ee Qaramada Midoobay ee UNICEF ayaa warbixin uu kasoo saaray xaaladda Carruurta Soomaaliyeed kaddib markii ay istaagtay Kaalmadii lagu...

Hoggaamiye sheekh aadan madoobe iyo wafdi uu hoggaaminayo oo dib ugu...

0
Baydhabo – 22 Agoosto 2026: Hoggaamiyaha Dowladda Gobaleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), iyo wafdi uu hoggaaminayo oo safar shaqo...

Abiy Ahmed oo Itoobiya ka noqonaya Madaxweyne Awood buuxda leh

0
Sabti 22 2026 {CBB}Ra’iisul Wasaare Abiy Ahmed ayaa damacsan in uu noqdo Madaxweynihii ugu horreeyay ee Dowladda Federaalka Itoobiya oo awood buuxda leh lana...

Xaasaska AS oo billaabay in ay ka barakacaan Magaalada Baydhabo

0
Sabti 22 2026 {CBB}Taliska Booliiska Magaalada Baydhabo ayaa sheegay in qoysaska ka barakacaya Magaaladaas ay yihiin Xaasaska AS sida uu Warbaahinta u sheegay Taliyaha...

DG Puntland oo war kasoo saartay Burcad Badeeda kusii korortay deegaannada...

0
Sabti 22 2026 {CBB}Maamulka Puntland ayaa war kasoo saaray afduubka Kooxaha Burcad Badeeda ay ka gaysteen deeggannada maamulkaas, waxa uu intaas ku daray in...
0FansLike
0FollowersFollow
0SubscribersSubscribe