editor
Warbixin: Dagaalka Puntland iyo Daacish iyo Barakaca Shacabka Deegaanada Lagu Dagaalamay.
Jimco 14-02-2025 {CBB} – Dagaalka Puntland iyo Daacish: Dagaalka u dhexeeya ciidamada Puntland iyo kooxda Daacish ee ka socda buuraleyda Cal Miskaad ee gobolka Bari ayaa...
Xiisada TPLF iyo Dowlada Federalka Itoobiya oo Dib uqaraxday, Maxaa La...
Jimco 14-02-2025 {CBB} – Mas’uuliyiinta Guddiga Doorashooyinka Qaranka Itoobiya ayaa Khamiistii shaaciyay in ay hakiyeen xubinimada xisbiga hore u talin jiray ee Tigrayga (TPLF) sababo...
Itoobiya oo Soomaaliya iyo Rwanda kaga guuleysatay xubinnimada Golaha fulinta Midowga...
Khamiis 13-02-2025 {CBB} —Itoobiya ayaa Arbacadii loo doortay xubin ka tirsan Golaha Nabadda iyo Ammaanka ee Midowga Afrika (AUPSC) intii uu socday shirkii 46-aad...
Shir looga Hadlayey Isbeddelka Cimilada Oo Muqdisho Lagu Soo Gabo-gabeeyay
Khamiis 13-02-2025 {CBB} Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka Labaad ee Dalka Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali (Dhaay), ayaa maanta soo xirey shirka looga hadlayey qorshayaasha hortebinta u leh...
Sawiro;-Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Booqday Xarunta Adeegyada Casriga ah ASAN Ee...
Khamiis 13-02-2025 {CBB} Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa booqday xarummo muhiim ah oo ku yaalla magaalada Baku ee caasimadda Azerbaijan, kuwaas...
Soomaaliya & Azerbaijan Oo Kala Saxiixday Heshiisyo Cusub
Arbaco 12-02-2025 {CBB}Dowladda Federaalka Soomaaliya Iyo Jamhuuriyadda Azerbaijan oo kala saxiixday heshiis iskaashi oo dhanka difaaca iyo warshadaha.
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed...
Fagaare ku yaalla magaalada Baydhabo ayaa lagu toogtay laba nin oo...
Arbaco 12-02-2025 {CBB}Fagaare ku yaal magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ah ee maamul Goboleedka Koonfur galbeed ee Soomaaliya ayaa dil toogasho ah lagula fuliyey...
Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha ayaa Kormeerey Ceel biyoodyo laga...
Talaado 11-02-2025 {CBB}Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Dowladda Gobaleedka Koonfur Galbeed Iiman Ali Abdi ayaa Kormeerey Ceel biyoodyo laga Hirgeliyey Xaafada Cusub ee...
Duulimaadka Diyaarada SAFE Oo Laga Dah-furey Baydhabo
Talaado 11-02-2025 {CBB}Diyaarada SAFE AIR ayaa duulimaad rasmi ah ka bilowdey Baydhabo iyo Muqdisho makii ugu horeysey taasi oo maamulka diyaaradaaasi uu sheegey in...
Wasiir Cali Xoosh “Waxaan meel iska dhigeynaa Khilaafka Siyaasadeed si loogu...
Isniin 10-02-2025 {CBB}Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cali Yuusuf Cali (Xoosh), ayaa bogaadiyay halgallada ka dhanka ah Al-shabaab...













