Friday, August 28, 2026
Home Authors Posts by editor

editor

editor
3386 POSTS 0 COMMENTS

Dowladda oo go’aanno ka soo saartay cabashadii ay qabeen wadayaasha Mooto...

0
Axad 18 August, 2024 {CBB}Afhayeenka Maamulka gobolka Banaadir, Saalax Cumar Xasan ayaa warbaahinta u akhriyay qoddobo laga soo saaray shir ay yeesheen Duqa Muqdisho...

Wasaaradda Caafimaadka KG oo kaarka shaqaalinimo guddoonsiisay Garsoore Maldiini

0
Axad 18 August, 2024 {CBB}Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka DKGS mudane Dr. Ibrahim Adam Cali oo fulinaya balanqaadkii Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka mudane Maxamed Cusmaan...

Mas’uulin katirsan wasaaradda howlaha guud KG oo kormeeray dhismiyaal loogu talagalay...

0
Khamiis 15 August, 2024 {CBB}Madaxweynaha Dowlad goboleedka koonfur galbeed soomaaliya Mudane Cabdi Casiis Xasan Maxamed (Laftageen) oo bilooyin ka hor dhagax dhigay dhismooyinka wasaarado...

Kulan Dood wadaag ah oo ka socodey Mudo sedax maalin ah...

0
Talaado 13 August, 2024 {CBB}Wasaaradda Arrimaha Gudaha,Dowladaha Hoose Iyo Dib-U-Heshiisiinta KGS ayaa magaalada baydhabo waxaa ay mu soo gabagabeeysay kulan dood wadaaga ah xoojinta...

Kalfadhigii 16aad ee Baarlamaanka Hirshabeele oo Furmay

0
Talaado 13 August, 2024 {CBB}Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen {Cali Guudlaawe} Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle ayaa maanta si rasmi ah u furay Kal-fadhiga 16-aad ee Baarlamaanka...

Wadayaasha Gaadiidka Bajaajta oo maanta rabshado ka sameeyay Muqdisho

0
Talaado 13 August, 2024 {CBB}Waxaa maanta laamiga Makka Al Mukarama ee magaalada Muqdisho dibadbax rabshado watay ka dhigay dhallinyaro u badnaa kuwa ku shaqeesta...

Itoobiya oo xujo ku noqotay shuruud ay hordhigtay Soomaaliya si loo...

0
Talaado 13 August, 2024 {CBB}Wararka ka imaanaya Dalka Turkiga ayaa sheegaya in uu istaagay qorshaha wadahadalka Soomaaliya iyo Itoobiya oo garwadeyn ay ka tahay...

Ra’iisul wasaare Xamse “waxaan abaal-marinay dhalinyarro ka qeyb qaatay gurmadka dhaawacyada...

0
Isniin 13 August, 2024 {CBB}Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda  Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay saddex dhallinyaro ah oo ka mid ahaa...

Taliska Booliska degmada Buur-Hakaba oo ka hadlay Amniga degmada.

0
Isniin 13 August, 2024 {CBB}Taliyaha Ciidanka Boliiska Gaarka Degmada Buur Hakaba Ee Gobalka Baay G/le Maxamed Xasan Aadan ( Sandheere) Ayaa Faafahin ka Bixyey...

Madax ka socotay Hay’adda UNICEF oo wasaaradda amniga kala shirta ka...

0
Isniin 13 August, 2024 {CBB}Wasiiru-dowlaha Wasaarada Amniga  Gudaha Dowlad Koonfur Galbeed Soomaaliya  Mudane Haadi Siraad Cumar Ayaa Xafiiska Wasaarada Ku Qaabilay Madax ka socotay...
0FansLike
0FollowersFollow
0SubscribersSubscribe