Friday, August 28, 2026
Home Authors Posts by editor

editor

editor
3386 POSTS 0 COMMENTS

Madaxweyne Qoor-Qoor iyo wafdi uu hoggaaminaayo oo gaaray magaalada Baydhabo

0
Axad 11 August, 2024 {CBB}Madaxweynaha Dowladda goboleedka Koonfur Galbeed  Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Garoonka Diyaaradaha Dr Shaati-Gaduud ku soo dhaweeyay Madaxweynaha Dowladda goboleedka...

Ra’iisul wasaaraha Itoobiya oo sheegay in aysan ka tanaasuli doonin in...

0
Axad 11 August, 2024 {CBB}Ra’iisul wasaaraha Itoobiya Aby Axmed ayaa sheegay mar kale ku celiyay in aysan marna ka tanaasuli doonin go’aanka ay ku...

Maamulka KGS oo Sh/hoose ka Wado isbaaro qaadis.

0
Axad 11 August, 2024 {CBB}Dowlad goboleedka koonfur galbeed soomaaliya ayaa waxay waddaa dadaalo ku aadan sidii ay dhamaan goboladeeda looga qaadi lahaa isbaarooyinka yaalaan...

Shirka diyaarinta sharciga ka hortaga leexsiga Kaalmada oo lagu qabtay Baydhabo.

0
Axad 11 August, 2024 {CBB}Gudoomiyaha Degmada Baydhabo Ahna duqa Magalada Mudane Abdullahi Ali Watiin Ayaa manta ka Qeyb Shir looga hadlayey diyaarinta sharciga ka...

Maamulka Baraawe oo meel fagaaro ah ku gubay waxyaabo dhacay

0
Axad 11 August, 2024 {CBB}Waaxda Fayadhoorka Degmada Barawe ee Caasimadda dowladda Koonfur-galbeed oo gudanayaan waajibaadkooda shaqo ayaa gacanta ku soo dhigay badeecooyinka kala duwan...

Ciidanka xoogga oo howlgallo ka dhan ah AS ka sameeyay deegaanno...

0
Sabtii 10 August, 2024 {CBB}Ciidamada Xooga dalka Soomaaliyeed gaar ahaan guutada 9-aad ayaa sheegay in ay howlgallo ka dhan AS ay ka sameeyeen deegaanno...

MW Guudlaawe oo sheegay in Dagaalka ka dhanka ah ‘AS’ uu...

0
Sabtii 10 August, 2024 {CBB}Madaxweynaha Dowlad-Goboleedka Hir-Shabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa ku dhawaaqay in dagaalka ka dhanka ah ‘AS’ uu ka billaabanayo...

Siyaasiinta ka soo jeeda KGS oo siyaabooyin kala duwan uga hadlay...

0
Sabtii 10 August, 2024 {CBB}Mas’uulinta iyo siyaasiinta gaar ahaan musharxiinta u taagan doorashada maamulka koonfurgalbeed soomaaliya ee ku sugan magaalada Muqdisho ayaa bilaaway shirirkii...

Nabad Sugidda KG oo howlgalo ka sameysay waddooyin ka tirsan degmada...

0
Sabtii 10 August, 2024 {CBB}Ciidanka Hay’ada Nabad Sugidda Iyo Sirdoonka Koonfur Galbeed Soomaaliya Ayaa Howlgal Qorshaysan Ka Fuliyeen Deegaano Hoos Yimaada Degmada Bardaale Ee...

Golaha wasiirada oo ansixiyay Sharciyada doorashooyinka iyo Xisbiyada Siyaasadda

0
Khamiis 09 August, 2024 {CBB}Golaha Wasiirrada ayaa maanta ansixiyey, Xeerka Doorashooyinka iyo Xeerka Ururrada iyo Xisbiyada Siyaasadda oo lagu hagayo hannaanka doorashooyinka dalka. Shirka Golaha...
0FansLike
0FollowersFollow
0SubscribersSubscribe