editor
Madaxweyne Xasan Shiikh oo gaarey Asmara ee Caasimadda dalka Eretariya
Arbaco 25 Dec 2024 {CBB}Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Shiikh Maxamuud, ayaa gelinkii dambe ee maanta gaaray Magaalada Asmara, halkaasi oo uu safar shaqo...
Shir looga hadlayo qorshaha hiigsiga qaran-jirka 2060 oo ka furmay Muqdisho
Arbaco 25 Dec 2024 {CBB}Shirka hiigsiga qarni-jirka oo ay soo qaban qaabiyeen Golaha Dhaqaalaha Qaranka ayaa goordhow ka furmay magaalada Muqdisho, kaas oo ay...
Maamulka cusub ee Suuriya oo digniin u diray Iran
Arbaco 25 Dec 2024 {CBB}Wasiirka cusub ee arrimaha dibadda Suuriya ayaa uga digay Iran in ay “fawdada ku faafiso” Suuriya. Asaad Xassan al-Shibani ayaa...
Soomaalida Musambiik oo cabsi soo wajahday kaddib rabshadaha dalkaas ka socda
Arbaco 25 Dec 2024 {CBB}Soomaalida ku nool dalka Musambiik ayaa waxaa soo foodsaartay cabsi la xiriirta bedqabka naftooda iyo maalkooda, ka dib markii ay...
AUN Meydka Sheekh Muuse Cadde oo salaada Janaasada lagu tukaday iyo...
Axad 22 Dec 2024 {CBB}Madax ka tirsan Dowladda Soomaaliya ayaa Masjidka Isbaheysiga Islaamka uga qeybgalay Salaadda Janaasada AUN Sheekh Muuse Cadde oo dhawaan ku...
Maamulka Somaliland oo ku baaqay in la joojiyo colaadda ka jirta...
Axad 22 Dec 2024 {CBB}Madaxweynaha Madaxweynaha Maamulka Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi Cirro ayaa ku baaqay in wadahadal lagu soo afjaro xiisadda ka taagan Magaalada...
Soomaaliya oo la wareegtay xilka Guddoomiyaha Golaha Wasiirrada Gaashaandhigga ee Ciidanka...
Axad 22 Dec 2024 {CBB}Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa dowladda Rwanda kala wareegtay Hoggaanka Ciidanka Heeganka ee Bariga Afrika (EASF) oo ah urur goboleed uu...
RW Xamse oo Isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah...
Axad 22 Dec 2024 {CBB}Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa magacaabis iyo isku-shaandhayn ku sameeyay qaar kamid ah Golaha Wasiirrada...
Golaha Wakiillada Mareykanka oo Ansixiyay Miisaaniyad Kumeel-Gaar ah
Sabtii 21 Dec 2024 {CBB}Golaha Wakiilada ee Mareykanka ayaa ugu dambeyn meel mariyay miisaaniyad kumeel-gaar ah oo lagu sii maalgelinayo dowladda federaalka Mareykanka ilaa...
Wafdi ka socda DFS oo shir uga qayb galay dalka Algeria
Sabtii 21 Dec 2024 {CBB}Wasiiru dowlaha Wasaaradda Howlaha Guud, Dib u dhiska & Guriyeynta XFS Siciid Maxamed Maxamuud Xeyd iyo wafdi uu hoggaaminayo oo...













