Thursday, July 16, 2026
Home Authors Posts by editor

editor

editor
3176 POSTS 0 COMMENTS

DFS oo Puntland ku eedeysay inay rasaas u adeegsatay shacabka Badhan

0
Axad 26 April 2026 {CBB}Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Jamaal Maxamed Xasan, ayaa si adag u cambaareeyay rabshado ka dhacay magaalada Badhan...

Madaxtooyada Soomaaliya oo Taageertay Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe) Tartanka Madaxtinimada...

0
Axad 26 April 2026 {CBB}Kulan xasaasi ah oo xalay ka dhacay madaxtooyada Soomaaliya ayaa lagu gaaray go’aan muhiim ah oo lagu taageerayo Guddoomiyaha Golaha...

Guddoomiyaha SODMA oo Shaaciyay Geerida 17 Dhallinyaro Soomaaliyeed

0
Axad 26 April 2026 {CBB}Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka, Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa sheegay in 17 dhallinyaro Soomaaliyeed ay ku geeriyoodeen badda u...

Wasiirrada Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo Cumaan oo Xoojinaya Xiriirka Laba Geesoodka...

0
Axad 26 April 2026 {CBB}Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali ayaa wadahadallo rasmi ah...

Dood qaanuuni ah oo ka taagan Haweenay & Carruurteeda ay Maxkamad...

0
Axad 26 April 2026 {CBB}Dood sharciga la xiriirta ayaa ka dhalatay go’aanka Maxkamad ay ku fasaxday Dadkii ugu waqtiga dheeraa ee xabsi ku jira...

Taageerayaasha Liverpool oo ka dibadbaxay lacag kordhinta lagu sameeyay Tikidhada Garoonka...

0
Axad 26 April 2026 {CBB}Taageerayaasha Kooxda Kubadda Cagta Liverpool ayaa dibadbax ka dhigay Garoonka Anfield kaddib markii ay sheegeen in lagu kordhiyay lacagaha ay...

Weerarka ka dhacay Washington Hilton ma waxa uu ahaa isku day...

0
Axad 26 April 2026 {CBB}Washington Hilton oo ah goobta uu Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump loo xulay in ay ka dhacdo Xafladda Cashada ah ee...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay Isimada Puntland

0
Sabtii 25 April 2026 {CBB}Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan muhiim ah la qaatay qaar kamid ah isimada dhaqanka ee ka soo jeeda...

Taliyaha NISA ee Jubaland oo Kulamo Amni ku Qabtay Beledxaawo, Fariin...

0
Sabtii 25 April 2026 {CBB}Taliyaha Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ee Jubaland oo ay wehliyaan Taliyaha Qeybta Booliska Gobolka Gedo iyo saraakiil ciidan...

Deni”Faragelin kuma yeelan doono xulista xildhibaanada BFS”

0
Sabtii 25 April 2026 {CBB}Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa kulan la qaatay aqoonyahanno, xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo Puntland ku metela,...
0FansLike
0FollowersFollow
0SubscribersSubscribe