Thursday, July 16, 2026
Home Authors Posts by editor

editor

editor
3177 POSTS 0 COMMENTS

Soomaaliya iyo Hindiya oo Xoojinaya xariirka kadhexeya labada Dal.

0
Jimco 17 april 2026 {CBB} Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Hindiya ayaa ku heshiiyay in ay xoojiyaan iskaashiga dhinacyada dhaqaalaha iyo horumarinta, kaddib markii la guddoomay...

Ururka Iskaashiga Islaamka ayaa cambaarey ujeediyey Israa’iil.

0
Jimco 17 april 2026 {CBB} Ururka Iskaashiga Islaamka (OIC) ayaa si adag u cambaareeyay go’aanka ay Israa’iil ku shaacisay inay wakiil diblomaasiyadeed u soo magacawday...

Dadka reer Baydhabo oo lagu amray in la isticmaalo Lacagta Shillin...

0
Jimco 17 april 2026 {CBB} Amar kasoo baxay Taliska Booliiska Magaalada Baydhabo waxaa Ganacsatada Magaaladaas la faray in ay isticmaalaan lacagta shillin Soomaaliga ah...

Barta wiilka Museveni oo laga tirtiray dhammaan qoraalladii uu uga hadlay...

0
Axad 12 April 2026 {CBB}Wiilka Madaxweynaha Uganda ahna Taliyaha ciidamada dalkaas, Janaraal Muhoozi ayaa Bartiisa Xiriirka Bulshada ee X (Twitter) ka saaray dhammaan qoraallada...

Ganacsatada Muqdisho oo joojisay isticmaalka Lacagta shillin Soomaaliga

0
Axad 12 April 2026 {CBB}Ganacsatada Magaalada Muqdisho ayaa joojiyay isticmaalka lacagta shilinka Soomaaliga, kunka shillin (1,000) oo ah lacagta keliya kasoo hartay lacagihii uu...

Sawiro;-Dowladda Soomaaliya oo ku guuleysatay in ay soo xareeyso Ciidankii Laftagareen.

0
Axad 12 April 2026 {CBB}Taliyaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka, Mahad Maxamed Salaad, Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, Gen. Asad Cismaan Cabdullaahi, masuuliyiin ka tirsan...

Xildhibaan Cusub oo maanta lagu hor dhaariyay Guddiga Guddiga joogtada ee...

0
Axad 12 April 2026 {CBB}Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa shir guddoomiyey kulanka aan caadiga aheyn ee...

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay meelaha helidoonaan saamiga ugu badan dakhliga shidaalka.

0
Axad 12 April 2026 {CBB} Wasiirka Batroolka iyo Macdanta ee dowladda federaalka Soomaaliya, Daahir Shire Maxamed, ayaa sheegay in dowlad-goboleedyada ay heli doonaan saamiga ugu...

Madaxweynaha Soomaaliya oo ka qeeyb galay Xuska 66aad ee CXDS

0
Axad 12 April 2026 {CBB}Waxaa maanta si heer sare ah looga xusay magaalada Muqdisho sanadguuradda 66-aad ee aasaaska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed. Munaasabadda waxaa ka...

Iiraan oo war ka soo saartay siduu ahaa jawiga wadahallada.

0
Axad 12 April 2026 {CBB}Waxaan maqlaynaa faallooyin dheeraad ah oo ka soo baxaya wasaaradda arrimaha dibadda ee Iiraan ka dib fashilkii ku yimid wada-hadalladii...
0FansLike
0FollowersFollow
0SubscribersSubscribe