Friday, July 17, 2026
Home Authors Posts by editor

editor

editor
3177 POSTS 0 COMMENTS

GuddoomiyahaSawiro;- Golaha Shacabka iyo wafdi uu hoggaaminayo oo si weyn loogu...

0
Talaado 31 March 2026 {CBB}Baydhabo, 31 Maarso 2026: Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), iyo wafdi...

Dalalka Khaliijka oo ka gaabsanaya in ay ka jawaaban Duqeymaha Iiraan

0
Talaado 31 March 2026 {CBB}Waddamada Khaliijka ayaa weli ka gaabsanaya inay go’aan mideysan oo rasmi ah ka qaataan duqeymaha ay Iiraan ka fuliso gobolka. Dowladaha...

MW Cagjar “Waa laga gudbay xiliyadii Shacabka Deegaanka Soomaalida lagu handadi...

0
Talaado 31 March 2026 {CBB} Madaxweynaha Dowlad-Deegaanka Soomaalida, Mustafa Muxumed Cagjar ayaa weerar afka ah ku qaaday shaqsiyaad uu sheegay in ay doonayaan sidii maamulkiisa...

Netanyahu oo sheegay in Shidaalka Carabta ay ka weecinayaan Marinka Hormuuz

0
Talaado 31 March 2026 {CBB}Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil, Benjamin Netanyahu ayaa bannaanka soo dhigay sheeko in muddo ah ay si hoose uwadeen isaga iyo Madaxweynaha...

Ra’iisul wasaare oo buuxiyay xilal ay hore isaga casileen qaar kamid...

0
Isnin 30 March 2026 {CBB}Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa ku magacaabay xubno cusub oo ka mid noqonaya Golaha Wasiirada Xukuumadda,...

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo guddoomiye cusub u magacowday gobolka Shabeellada...

0
Isnin 30 March 2026 {CBB}Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cali Yuusuf Cali (Xoosh), ayaa maanta soo saaray...

DFS oo sheegtay in aan la beegsan doonin mas’uuliyiinta Koofur Galbeed...

0
Isnin 30 March 2026 {CBB} Mas’uuliyiinta Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay howlgalka ay maanta kula wareegeen magaalada Baydhabo ee gobolka Baay. Wasiiru...

Dowladda Soomaaliya oo shaacisay in ay la wareegtay magaalada Baydhabo

0
Isnin 30 March 2026 {CBB}War-saxaafadeed ka soo baxay Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Ciidanka Xoogga ay la wareegeen magaalada Baydhabo ee gobolka...

Dagaal u dhaxeeya Ciidamada DFS & Kuwa Koofur Galbeed oo ka...

0
Isnin 30 March 2026 {CBB}Duleedka Magaalada Baydhabo waxaa ka socda dagaal u dhaxeeya Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya oo garab ka helaya Mucaaradka Laftagareen iyo...

DFS & Beesha Caalamka oo lagu wado in ay kawada hadlaan...

0
Isnin 30 March 2026 {CBB}Madaxda Dowladda Federaalka iyo Wakiillada Beesha Caalamka ee Muqdisho ku sugan ayaa lagu wadaa in kulan ka yeeshaan Xaaladda Dalka...
0FansLike
0FollowersFollow
0SubscribersSubscribe