editor
Ciidama Kenya oo Ka Hortagay Weerar Al-Shabaab aay Ku Qaaddeen Saldhig...
Sabti 13 June 2026 {CBB}Ciidamada ammaanka Kenya ayaa ka hortagay weerar habeenimo oo ay dagaalamayaal looga shakisan yahay Al-Shabaab ku qaadeen saldhig ciidan oo...
Baydhabo: Sheekh Aadan Madoobe Oo La Wareegay Xilka Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur...
Khamiis, 11 June 2026 {CBB}
Hoggaamiyaha cusub ee dowlad goboleedka Koofur Galbeed, Aadan Maxamed Nuur ayaa si rasmi ah ula wareegay xilka, ka dib markii...
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa gaaray Jowhar
Khamiis, 11 June 2026 {CBB}Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta gaaray magaalada Jowhar, caasimadda Dowlad-goboleedka Hirshabeelle, iyadoo booqashadiisa ay ku soo aadayso xilli...
Kheyre oo Dowladda ku eedeeyay “Dhulboob iyo Weerar lagu qaaday Shacab”
Khamiis, 11 June 2026 {CBB}Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre, ayaa qoraal uu ku daabacay bartiisa Facebook si kulul uga hadlay weerar...
Ololaha Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo bilaabatay Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya
Khamiis, 11 June 2026 {CBB}Ololaha loogu jiro xilka Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah uga billowday magaalada Muqdisho, kadib...
Mareykanka ayaa ku dhawaaqay inuu joojinayo weerarada lagu qaado Iran.
Khamiis, 11 June 2026 {CBB}Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa sheegay in weerarrada ay “joojin doonaan dhowaan” kadib codsi ka yimid Iran.
Sida ay ku warrantay...
MW Xasan Sheekh oo hambalyo u diray Aadan Madoobe.
Arbaco, 10 June 2026 {CBB}Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo u diray Hoggaamiyaha cusub ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan...
Aadan Madoobe ayaa loo doortay Hogaamiya Koofur Galbeed.
Arbaco, 10 June 2026 {CBB}72 maalmood ka dib, maamulka Koofur Galbeed ayaa yeeshay Hoggaamiye rasmi ah oo noqon doona Aadan Maxamed Nuur.
Doorasho ka qabsoontay...
Siyaasadda, Siyaasiga iyo Saameynta Gaajada Dhaqaale
Arbaco, 10 June 2026 {CBB}
Hordhac Siyaasaddu waa cilmiga lagu hago bulshada, dowladaha, iyo xiriirka ka dhexeeya dadka iyo hay’adaha. Dunida casriga ah, siyaasaddu ma...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku wajahan Magaalada...
Arbaco, 10 June 2026 {CBB}Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku wajahan Magaalada Jowhar ee xarunta Dowlad-Goboleedka HirShabeelle si uu u xarrig...













