editor
Guddiga fulinta IMF oo soo gabangabeeyey dib u eegista 4-aad ee...
Arbaco 10, Dec 2025 {CBB}Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Biixi Imaan Cige ayaa soo dhaweeyay go’aanka ay soo saareen Guddiga Sare ee Fulinta Hey’adda...
Odoyaal dhaqameed ka socda DDS oo Hargaysa u tagay daminta Xiisadda...
Arbaco 10, Dec 2025 {CBB}Odoyaal dhaqameed ka socda Dowlad-Deegaanka Soomaalida ayaa Magaalada Hargaysa u tagay xal u raadinta xiisadda Magaalada Boorama ee Gobolka Awdal...
Midowga Yurub oo sii adkeynaya xuduudaha sharciyada Socdaalka
Arbaco 10, Dec 2025 {CBB}Midowga Yurub wuxuu sii wadaa inuu adkeeyo sharciyadiisa socdaalka. Go’aamadii u dambeeyay ee arrintan ku saabsan waxaa ka mid ah...
Maamulka Jubbaland oo heshiis dhex dhigtay Beelo ku dagaalamay Degmada Luuq...
Arbaco 10, Dec 2025 {CBB}Dowlad-Goboleedka Jubbaland ayaa heshiis nabadeed dhex-dhigtay Beelo Maleeshiyaadkooda ku dagaalamay Degmada Luuq ee Gobolka Gedo, Odoyaasha labada dhinac ayaa ku...
Dowlada Soomaaliya oo Bilaawday Tirakoobka Dugsiyada Qur’aanka.
Arbaco 10, Dec 2025 {CBB}Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Sheekh Mukhtaar Roobow Cali, ayaa ku dhawaaqay in wasaaraddu bilaawday...
Shirkii Mucaaradka Soomaaliya Oo Xalay ka dhacay Muqdisho.
Arbaco 10, Dec 2025 {CBB}Siyaasiyiinta mucaaradka ee ku mideysan Madasha Samatabixinta Soomaaliyeed ayaa xalay shir xasaasi ah ku yeeshay magaalada Muqdisho, kaas oo ujeeddadiisu...
Madaxweyne Trump oo mar kale weeraray Soomaaliya iyo Ilhaan Cumar
Arbaco 10, Dec 2025 {CBB}Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa mar kale weerar afka ah ku qaaday Soomaalida iyo xildhibaan Ilhaan Omar oo ka tirsan...
Australia waxaa maanta ka dhaqangalay sharci baraha Bulshada ka reebaya Carruurta...
Arbaco 10, Dec 2025 {CBB}Dalka Australia waxaa maanta ka dhaqangalay sharci Isticmaalka Baraha Bulshada ka reebaya Carruurta da’doodu ka yar tahay 16ka sano, waxaana...
Wararkii ugu dambeeyay Dab ka kacay caasimadda Indonesia oo dad badan...
Arbaco 10, Dec 2025 {CBB} Dab ka kacay dhismo dheer oo ku yaalla caasimadda Indonesia ayaa ugu yaraan labaatan qof ku dhimatay.
Taliyaha booliska Jakarta ayaa...
Gudoomiye Aadan madoobe iyo xildhibaano kale oo isku raacay in markale...
Talaado, 9 Dec 2025 {CBB}Waxaa xalay magaalada Muqdisho ka dhacay kulan siyaasadeed oo muhiim ah, kaas oo ka qabsoomay hoyga uu magaalada ku degan...













