editor
Maxa kasoo baxay Shirkii dowladda Federaalka iyo Mucaaradka ?
Khamiis 19 Feb 2026 {CBB}Waxaa maanta magaalada Muqdisho, gaar ahaan xarunta Madaxtooyada Soomaaliya ee Villa Somalia, ka qabsoomay kulan u dhexeeyay madaxda Dowladda Federaalka...
Taliyaha CXD Soomaaliyeed ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka Gaarka ah ee...
Khamiis 19 Feb 2026 {CBB}Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka Gaarka ah ee Midowga Afrika...
Sawiro;- Shirka Wadatashiga Qaranka oo Villa Soomaaliya Manta ka Furmayo
Khamiis 19 Feb 2026 {CBB}Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada ku soo dhoweeyay Masuuliyiinta iyo Xubnaha Golaha Mustaqbalka,...
Villa Soomaaliya waxa oo maanta ka furmay Shirka Wadatashiga DFS &...
Khamiis 19 Feb 2026 {CBB} Madaxtooyada Soomaaliya ayaa lagu wadaa inuu maanta si rasmi ah uga furmo shirka wada-tashiga u dhexeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya...
Madaxweyne Laftagareen oo hambalyo u diray Shacabka iyo Muslimiinta Caalamka bilashada...
Arbaco 18 Feb 2026 {CBB}Madaxweynaha Dowladda Goboleedka Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, ayaa hambalyo ku aaddan bilashada Bisha Barakeysan ee Ramadaan u diray...
Shirka Dowladda & Golaha Mustaqbalka Soomaaliya oo maanta ka dhacaya Villa...
Arbaco 18 Feb 2026 {CBB}Madaxtooyada Soomaaliya waxaa maanta ka dhacaya Shirka u dhaxeeya Madaxda Dowladda Federaalka iyo Golaha Mustaqbalka Soomaaliya iyaga oo kawada hadlaya...
Muxuu yahay Gaariga MW Turkiga uu u haddiyeeyay Dhiggiisa Masar &...
Arbaco 18 Feb 2026 {CBB}Madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdogan ayaa Gaari nooca korontada ku shaqeeya oo dalkiisa lagu sameeyo looguna magac daray Togg guddoonsiiyay...
Muuse Biixi oo Shaki geliyay sababta Xukuumadda Cirro ay usoo bandhigi...
Arbaco 18 Feb 2026 {CBB}Muuse Biixi Cabdi, Madaxweynihii hore ee Maamulka Waqooyi Galbeed ayaa weerar toos ah ku qaaday Madaxweynaha haatan xilka maamulkaas haya...
Madaxda sare ee DFS oo Dadka Wax haysta ugu baaqay in...
Arbaco 18 Feb 2026 {CBB}Madaxda Sare ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa hambalyo ku saabsan curashada Bisha Barakaysan ee Ramadaan u diray Ummadda Soomaaliyeed iyaga...
Muxuu Erdoğan ka yiri aqoonsiga Somaliland ee Israa’iil?.
Arbaco 18 Feb 2026 {CBB}Madaxweynaha Recep Tayyip Erdoğan ayaa sheegay in aqoonsiga hal dhinac ah ee Israel ay siisay Somaliland uusan wax faa’iido ah...













