Monday, October 19, 2026
Home Authors Posts by editor

editor

editor
3675 POSTS 0 COMMENTS

UK oo sheegtay taageerada Amniga Soomaaliya Kadib Kulan ka dhacay Muqdisho

0
Arbacao 20 May 2026 {CBB}Dowladda Ingiriiska ayaa markale muujisay taageeradeeda ku aaddan amniga iyo xasilloonida Soomaaliya, kadib kulan ka dhacay magaalada Muqdisho. Safiirka UK ee...

Dowlada Soomaaliya oo Shaacisay Xiliga la Galay imtixaanka Dugsiga Sare ee...

0
Arbacao 20 May 2026 {CBB}War kasoo baxay Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in 20ka ilaa 25ka...

Sawiro;-Saraakiil Ciidan oo Gaaray Baydhabo.

0
Arbacao 20 May 2026 {CBB}Kaaliyaha Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaliyeed Janaraal Maadeey Nuur Sheekh Ufurow ayaa gaaray magaalada Baydhabo oo ah xarunta Kumeelgaarka Dowlad...

Illaa intee suragal tahay inuu Ahmadinejad la shaqeeyay Israa’iil iyo Mareykanka?

0
Arbacao 20 May 2026 {CBB} Maxay ku doorteen si uu xukunka uga beddelo Khameni?  Israa’iil ayaa la sheegay inay ku qancisay madaxweynihii hore ee Iiraan,...

Madaxweynaha Ruushka oo gaaray magaalada Beijing ee dalka China.

0
Arbacao 20 May 2026 {CBB} Madaxweynaha Dalka Ruushka Vladimir Putin ayaa gaaray magaalada Beijing ee dalka China. Booqashadan Putin ayaa imaanaysa afar maalin kadib safarkii...

Gargaar ay bixisay Shiinaha oo lagu qaybiyay Degmada Buur Hakaba ee...

0
Talaado 19 May 2026 {CBB} Deeq ka timid Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha oo horay loogu wareejiyay Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta la geeyay Degmada Buur hakaba...

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo sagootiyey Safiirkii Ruushka u fadhiyay Soomaaliya.

0
Talaado 19 May 2026 {CBB} Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa maanta qaabilay isla markaana...

Taliyaha NISA ayaa maanta degmada Gubadley ee Gobolka Banaadir kulan kula...

0
Talaado 19 May 2026 {CBB}Taliyaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka (NISA), Mudane Mahad Maxamed Salaad, ayaa maanta degmada Gubadley ee Gobolka Banaadir kulan...

DFS oo sheegtay in dalka uu galay xilli kala-guura.

0
Talaado 19 May 2026 {CBB}Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Axmed Macallin Fiqi ayaa sheegay in dalka uu ku jiro “xilli kala-guur”, taas oo noqoneysa markii ugu...

Magaalada Boosaaso ayaaa waxa lagu dilay Xildhibaan katirsanaa Baarlamaanka DG Puntland...

0
Talaado 19 May 2026 {CBB} Yuusuf Bootaan oo horay usoo noqday Xildhibaan katirsan Baarlamaanka Dowlad-Goboleedka Puntland ayaa lagu dilay Magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari,...
0FansLike
0FollowersFollow
0SubscribersSubscribe