Monday, October 19, 2026
Home Authors Posts by editor

editor

editor
3675 POSTS 0 COMMENTS

Maxay ka wada hadleen MW Xasan Shiikh iyo Wafdi sare oo...

0
Taalad 28 April 2026 {CBB}Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Shiikh Maxamuud, ayaa Madaxtooyaddda dalka kulan kula yeeshay Wafdi sare oo ka socday Qaramada Midoobay,...

Laamaha ammaanka ee Waqooyi Bari oo sheegay in uu baarayo Nin...

0
Taalad 28 April 2026 {CBB}Laamaha ammaanka ee Maamulka Waqooyi Bari ayaa sheegay in uu baaris dheeraad ah ku hayo Farxaan Faarax Shaaciye oo ku...

Doorashadii Guddoonka Golaha Shacabka BFS oo maanta laga jooga 4 sano

0
Taalad 28 April 2026 {CBB}Doorashada Guddoonka Golaha Shacabka Baarlamaanka 11aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo ku beegnayd April 2022, maanta oo kale 28kii April...

Sawiro;-Madaxweyne Xasan oo Duubabka dhaqanka u sheegay in awoodda Dalka dib...

0
Taalad 28 April 2026 {CBB}Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa munaasabad casho sharaf ah oo ka dhacday Xarunta Madaxtooyada Qaranka ku...

Qaramada Midoobay oo kufashilmay xaaladaha Bani aadamnimo ee dalka.

0
Isniin 27 April 2026 {CBB} Qaramada Midoobay ayaa qiimayn ku samaynaysa Xaaladaha Bani aadamnimo ee Soomaaliya, wafdi uu hoggaaminayo ku xigeenka Xoghayaha guud ee arrimaha...

Madaxweynaha Soomaaliland oo cambaareeyey weerarkii ka dhacay xafladii cashada ee Trump

0
Isniin 27 April 2026 {CBB}Madaxweynaha jamhuuriyadda madax bannaanideyda ku dhawaaqday ee Soomaaliland Maxamed Cabdullaahi Cirro ayaa qoraal uu ku daabacay bartiisa X, ku dhaleeceeyey...

Maxaa ka ka jiro in la Maxkamadeynayo Ra’isul Wasaare Netanyahu.

0
Isniin 27 April 2026 {CBB}Warbaahinta The Jerusalem Post ayaa sheegtay in qiyaastii 90 daqiiqo ka hor waqtiga ay bilaaban lahayd maxkamadda ra’iisul wasaaraha Israa’iil...

Guddoomiye Aadan madoobe ayaa soo gaaray Baydhabo .

0
Axad 26 April 2026 {CBB} Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka 11aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Sheekh Aadan Madoobe) oo maanta gaaray Magaalada...

Taliyaha CXDS oo Kormeer iyo Dardargelin Howlgallo ka Sameeyay Waajid

0
Axad 26 April 2026 {CBB}Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa booqday fariisimaha Ciidanka Xoogga Dalka ay ku leeyihiin Magaalada waajid...

DFS oo Puntland ku eedeysay inay rasaas u adeegsatay shacabka Badhan

0
Axad 26 April 2026 {CBB}Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Jamaal Maxamed Xasan, ayaa si adag u cambaareeyay rabshado ka dhacay magaalada Badhan...
0FansLike
0FollowersFollow
0SubscribersSubscribe