Home WARARKA MAANTA Mas’uuliyiin ka tirsan Koonfur Galbeed oo ka qeybgaley daah-furka Jaamacada Green Soomaali...

Mas’uuliyiin ka tirsan Koonfur Galbeed oo ka qeybgaley daah-furka Jaamacada Green Soomaali University.

17
0

Sabtii 16, Nov 2024 {CBB}Xaflad lagu furaayey Jaamacada GREEN SOMALI UNIVERSITY ayaa lagu qabtey Magaalada Baydhabo .

Munaasabada furitaanka waxaa ka qeybgaley masuuliyiin ka tirsan maamulka koonmfur Galbeed Soomaaliya, Ardey iyo qeybaha kala duwan ee bahda waxbarashada Magaalada Baydhabo ee Maamulka Koonfur galbeed Soomaaliya .

 

Hoos;l- Ka Daawo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here