Home WARARKA MAANTA Sawiro; -Deg Deg: Liibaan Axmed Xasan Oo Si Rasmi Ah Ula Wareegay...

Sawiro; -Deg Deg: Liibaan Axmed Xasan Oo Si Rasmi Ah Ula Wareegay Hoggaanka Galmudug

2
0

Arbaco 4 Nov 2026 {CBB}Hoggaamiyaha cusub ee Dowlad-Goboleedka Galmudug, Liibaan Axmed Xasan, ayaa maanta si rasmi ah ula wareegay xilka hoggaanka maamulka, kaddib munaasabad xil-wareejin ah oo ka dhacday xarunta Madaxtooyada Galmudug.

Munaasabadda waxaa ka qeybgalay mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Galmudug iyo marti-sharaf kale.

Madaxweynihii hore ee Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye, oo munaasabadda ka hadlay ayaa ka warbixiyay marxaladihii kala duwanaa ee uu soo maray maamulka Galmudug, isagoo sidoo kale soo bandhigay waxqabadkii isaga iyo xukuumaddiisu ay qabteen muddadii ay hoggaanka hayeen.

Xil-wareejintan ayaa si rasmi ah ayaa waxaa xiga Caleemo saarka Hoggaanka cusub ee Dowlad-Goboleedka Galmudug.

Hoos Ka Daawo;Muqaada iyo sawirada

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here