editor
Natiijada Imtixaanka Shahaadiga Fasalka 8aad Dugsiga dhexe KG Oo la shaaciyey
Khamiis, 21 Aug 2025 {CBB} Munaasabadani oo aheyd mid lagu shaacinaayey Imtixaanka Shahaadiga ee Dugsiga dhexe ee Sanad Dugsiyeed ee 2024 ilaa 2025 oo ay...
Maxaa looga hadlay kulanka Golaha Wasiiradda?
Khamiis, 21 Aug 2025 {CBB}
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ayaa maanta dhageystay warbixinno la xiriira xaaladda guud ee dalka gaar ahaan dagaalka AS iyo...
Isra’iil Oo Ansixiyay Inay kala qaybinayo Bariga Quddus iyo Daanta Galbeed
Khamiis, 21 Aug 2025 {CBB} Israa’iil ayaa siisay oggolaanshaha kama dambaysta ah ee mashruuca deegaamaynta ee muranka dhaliyay kaas oo gabi ahaanba laba qaybood u...
Jubaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), magacaabay Guddoomiye Ku-Xigeenka Amniga Gobolka...
Khamiis, 21 Aug 2025 {CBB} Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), ayaa Guddoomiye Ku-xigeenka Amniga ee Gobolka Gedo u magacaabay Cusmaan...
Madaxweynaha Soomaaliya oo sheegay in Mucaaradka Dowladda aysan lahayn aragti mideysan.
Khamiis, 21 Aug 2025 {CBB} Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si cad uga hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalka, isaga oo si gaar...
Diiwaan gelinta doorashada Guddoonka Baarlamaanka Waqooyi Bari oo maanta bilaabanaysa.
Arbaco, 20 Aug 2025 {CBB}Magaalada Laascaanood ee gobolka Sool ayaa maanta si rasmi ah looga bilaabay qabashada codsiyada musharraxiinta iyo diiwaangelinta doorashada guddoonka Baarlamaanka...
Maxkamada ciidamada Qalabka sida oo saaka dil toogasho ah ku fulisay...
Arbaco, 20 Aug 2025 {CBB}Maxkamada Ciidamada qalabka sida ayaa saaka markale dil toogasho ah ku fulisay rag ka tirsanaa maleeshiyaadka Al-shabaab.
Toogashada ayaa waxaa lagu...
Shiinaha oo shaacisay qorshe cusub oo ay ku soo jiidanayso dhallinyarada.
Arbaco, 20 Aug 2025 {CBB}Dowladda Shiinaha ayaa shaacisay qorshe cusub oo ay ku soo jiidanayso dhallinyarada hibada u leh cilmiga iyo tiknoolajiyada, iyadoo bilaabi...
Ra’isul Wasaare Xamse oo wali wada isla xisaabtanka Wasiirradiisa:?
Talaado, 19 Aug 2025 {CBB}Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo ku guda jira barnaamijka la-xisaabtanka Xukuumaddiisa, ayaa maanta su’aallo...
Wafdi uu hogaaminaayo wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka Bulshada KG ...
Talaado, 19 Aug 2025 {CBB}Wafdi uu hogaaminaayo wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka Bulshada KG mudane Saciid Axmed Cali oo ay qeyb ka ahaayeen agaasimaha...













