editor
Dowladda Fedaraalka oo soo dhaweysay tababarka u soo dhamaaday ciidanka Masar...
Talaado, 26 Aug 2025 {CBB}Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumada Fedaraalka Soomaaliya ayaa shaacisay in dowladda Masar inay tababar u soo xirtay ciidamo ay u soo direyso...
Dibadbaxyo waa weyn oo ka socda Israa’iil iyo waddooyin la xiray?
Talaado, 26 Aug 2025 {CBB} Mudaaharaadyo ayaa ka socda guud ahaan Israa’iil iyadoo kooxda ugu weyn ee u dooda la haystayaasha Israa’iil ee Gaza...
R/wasaare Xamsa oo khubad ka jeedinaya shir ka Shiinaha.
Talaado, 26 Aug 2025 {CBB} Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya,Xamsa Cabdi Barre, ayaa gaaray dalka Shiinaha, si uu uga qeyb galo Shirka 7aad ee...
Ciidanka Masar ee qaybta ka noqonaya Howlgalka AUSSOM
Talaado, 26 Aug 2025 {CBB} Waxaa tababar loosoo xiray ciidamo kamid ah kuwa Dalka Masar ee qaybta ka noqonaya Howlgalka Midowga Afrika Soomaaliya ee...
Dowladda Federaalka iyo Madasha Samatabixinta oo heshiis isafgarad ah ka gaaray...
Isniin 25 , Aug 2025 {CBB}Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Madasha Samatabixinta Soomaaliyeed ayaa ku dhawaaqay isfaham siyaasadeed oo cusub oo lagu xoojinayo midnimada qaran,...
War-murtiyeed ay soo saareen Mucaaradka iyo DFS Agoosto, 25 2025.
Isniin 25 , Aug 2025 {CBB} Iyadoo la tixgelinayo muhiimadda midnimada qaran, xasilloonida siyaasadeed, iyo dowlad-wanaagga loo dhan yahay, isla markaana mudnaanta la siinayo geedisocodka...
Sawiro;-Gudoomiye aadan Madoobe oo la Kulmay Gudiga joogta ah ee Barlamaanka...
Isniin 25 , Aug 2025 {CBB}Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalna Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa shir guddoomiyay kulanka Guddiga...
James Swan iyo Lafta-gareen oo ku kulmay magaalada Baydhabo?
Isniin 25 , Aug 2025 {CBB}Madaxweynaha Dowlada Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Aqalka Madaxtooyada Magaalada Baydhabo kulan kula qaatay Wakiilka Xoghayaha...
Koofur Galbeed, Galmudug & Hir-Shabeelle oo Dadka sameysanaya NIRA lacag looga...
Isniin 25 , Aug 2025 {CBB}Xarumaha Dowlad-Goboleedyada Koofur Galbeed, Galmdugu iyo Hir-Shabeelle ee lagu bixiyo Kaarka aqoonsiga Muwaadinka waxaa dadka doonta kaarkaas laga qaadaa...
Wasaaradda Waxbarashada XFS oo shaacisay Natiijada Imtixaanka Dugsiga Sare
Axad , 24 Aug 2025 {CBB}Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta magaalada Jowhar ku shaacisay natiijada ardayda dhammeystay...













