Monday, April 27, 2026
Home Authors Posts by editor

editor

editor
2716 POSTS 0 COMMENTS

Laascaanood oo gashay marxalad loolan siyaasadeed cusub iyo Firdhiye iyo Cabdirashiid...

0
Isniin, 18 August 2025 {CBB} Kulamo siyaasadeed ayaa ka bilowday magaalada Laascaanood ee Gobolka Sool, kaasi oo ay wadaan siyaasiyiinta musharixiinta madaxtinimada ee maamulka Waqooyi...

Dibad-baxyo waaweyn oo ka dhacay Israa’iil oo lagu dalbanayo heshiis laga...

0
Isniin, 18 August 2025 {CBB}Boqollaal kun oo qof ayaa isugu soo baxay Israa’iil si ay ugu baaqaan in la joojiyo dagaalka Qasa iyo in...

Muxuu madaxweyne Xasan Sheekh ka aaminsan yahay wadahadallada Mucaaradka?

0
Isniin, 18 August 2025 {CBB}Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa isbaddel ku sameeyay wadahadalka Dowladda iyo Mucaaradka, dhowr kulan oo dhacay waxaa...

MW Burkina Faso oo Mushaarkiisa ugu deeqay Agoonta & Carruurta Darbi-jiifka...

0
Isniin, 18 August 2025 {CBB}Madaxweynaha Burkina Faso Ibrahim Traore ayaa mushaarkiisa ugu deeqay Agoonta iyo Carruurta darbi-jiifka ah si ay helaan mustaqbal wanaagsan oo...

Raisul wasaaraha ingiriiska oo qeeyb ka ah wada hadalada mareeykanka Ukraine.

0
Isniin, 18 August 2025 {CBB}Ra’iisul Wasaaraha Boqortooyada Ingiriiska Sir Keir Starmer ayaa la xaqiijiyay in uu qayb ka yahay wadahadalka maanta Aqalka Cad ku...

Hirshabelle oo Muqdisho ka sagootisay Macawiisleyda ka soo kabtay dhaawacyadii ka...

0
Axad, 17 August 2025 {CBB}Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Hirshabeelle Yuusuf Axmed Hagar (Yuusuf-Dabageed) ayaa garoonka diyaaraddaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho waxa uu ku sagootiyey...

MW Xasan Sheekh Maxamuud oo Dhuusamareeb ku wajahan

0
Axad, 17 August 2025 {CBB}Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Ku wajahan Magaalada Dhuusamareeb xarunta Dowlad-Goboleedka Galmudug sida ay xaqiijiyeen ilo ku...

Mucaaradka DF oo Wakiillada Beesha Caalamka kala hadlaya xaaladda Dalka

0
Axad, 17 August 2025 {CBB}Xubnaha Mucaaradka ah ayaa maanta lagu wadaa in ay la kulmaan wakiillada Beesha Caalamka ee ku sugan Magaalada Muqdisho si...

MW Ukraine oo berri tagaya Maraykanka lana kulmaya Donald Trump.

0
Axad, 17 August 2025 {CBB}Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump oo dhaafi waayay shuruudda Ruushka uu ku joojin karo dagaalka Ukraine ayaa ku qasbanaaday in uu...

Dowladda Soomaaliya oo Casriyeeysay Hannaanka Canshuur Uruurinta Gaadiidka,

0
Axad, 17 August 2025 {CBB}Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya, Biixi Iimaan Cige, ayaa sheegay in Wasaaraddu hirgalisay nidaam casri ah oo ku shaqeynaya kaamirooyin dijitaal ah,...
0FansLike
0FollowersFollow
0SubscribersSubscribe