editor
Puntland oo soo qabatay doonmo ajaanib ah oo kalluumeysi sharci-darro ah...
Jimco 10, Oct 2025 {CBB} Ciidanka Ilaalada Canshuuraha Puntland ayaa gacanta ku dhigay doonyo kaluumeysi oo si sharci-darro ah uga kalluumeysanayay xeebaha Puntland.
Hawlgalka oo...
Galmudug oo xukun dil ku fulisay Nuur Xirsi?
Khamiis Oct 09 , 2025 {CBB}Maamulka Galmudug ayaa maanta fuliyay xukun dil toogasho ah oo lagu riday Nuur Xirsi, kaasi oo horey ugu eedeysnaa...
Sidee Caalamka uga falceliyay Xabbad joojinta Qasa?
Khamiis Oct 09 , 2025 {CBB} Israel iyo Xamaas ayaa ku heshiiay wejigii koowaad ee heshiis xabbad-joojin ah oo uu ka soo shaqeeyay Madaxweynaha Maraykanka...
Golaha Wasiiradda XFS oo ansixiyay heshiisyo Soomaaliya la gaartay saddex dal?
Khamiis Oct 09 , 2025 {CBB} Golaha Wasiirrada Xukumadda Federaalka Soomaaliya, ayaa maanta kulankooda toddobaadlaha ahaa ku yeeshay magaalada Muqdisho, iyagoo uga hadlay xaaladda...
UK oo ballanqaadday inay sii wado taageerada Soomaaliya ee dhinaca xuquuqda...
Khamiis Oct 09 , 2025 {CBB} Boqortooyada Ingiriiska ayaa ballanqaadday inay sii wadi doonto taageerada ay siiso Soomaaliya ee ku saabsan xoojinta xuquuqda aadanaha iyo...
Golaha Xuquuqul Insaanka QM oo maanta u codaynaya in Soomaaliya ay...
Arbaco 08, Oct 2025 {CBB}Golaha Xuquuqul Insaanka Qaramada Midoobay ayaa maanta u codeynaya Qaraarka Soomaaliya ay kula soo wareegeyso Maareynta Madaxabannaan waajibaadkeeda Qaran ee...
XFS oo beenisay in ay Sweden la gashay heshiis dalka dib...
Arbaco 08, Oct 2025 {CBB}War kasoo baxay Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu beeniyay warar lagu hadal hayo Baraha Bulshada oo la xiriira in Xukuumaddu...
Shifaa Cabdirashiid “Ciidanka Israa’iil ee na qabtay waa ay na jirdileen...
Arbaco 08, Oct 2025 {CBB}Shifaa Cabdirashiid oo ah Gabar asal ahaan kasoo jeeda Soomaaliya isla markaana dhalashada labaad ka haysata Dalka Finland ayaa ka...
Soomaaliya oo ka qaybgalaysa Shirka looga hadlayo Qaxootiga ee ka socda...
Arbaco 08, Oct 2025 {CBB}Magaalada Geneva xarunta Dalka Switzerland waxaa ka socda shir looga hadlayo arrimaha Qaxootiga iyo sidii xal waara loogu heli lahaa...
Kulanka Wadashaqeynta Bulshada iyo Laamaha Amniga Oo Baydhabo lagu qabtey
Arbaco 08, Oct 2025 {CBB}Wasaaradda Amniga Dowladda KG Soomaaliya ayaa Magaalada Baydhabo ku qabatay kulan lagu xoojinayo wada-shaqeynta Amniga ee u dhaxeeya Ururrada Bulshada...













