Friday, July 24, 2026
Home Authors Posts by editor

editor

editor
3207 POSTS 0 COMMENTS

Haweenka Booliska Oo Baydhabo Tababar uga Furmey

0
Talado 7, Oct 2025 {CBB }Tababarkan oo ku saabsanaa Horumarinta Hoggaaminta Isbeddelka ee Haweenka Booliiska, kaas oo qayb ka ah Barnaamijka Wadajirka ah ee...

Wasiirka Gaashaandhigga Sweden oo maanta soo gaaray magaalada Muqdisho

0
Talado 7, Oct 2025 {CBB }Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya, Cumar Cali Cabdi, ayaa maanta ku soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde International Airport...

Shirka Ururka Bariga Afrika oo maanta ka furmaya Muqdisho

0
Talado 7, Oct 2025 {CBB }Magaalada Muqdisho ayaa maanta si rasmi ah looga furay Shirka Ururka Bariga Afrika (EACON 2025), kaas oo socon doona...

Israaiil oo 45 milyan oo Dollar ku bixineyso ololaha internetka.

0
Talado 7, Oct 2025 {CBB }Wargeyska Israaiil ka soo baxa ee Ynet, ayaa maanta ku warramay inay wasaaradda arrimaha dibadda Israiil u qoondeysay lacag...

Dowladda Fedaraalka oo abaal marin u balan qaaday askarigii Madaxtooyada ka...

0
Talado 6, Oct 2025 {CBB}Wasiiru dowlaha Wasaaradda Gaashaandhiga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Cumar Cali Cabdi ayaa shir jaraa’id oo uu maanta ku qabtay Muqdisho kaga...

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Qorshaynta Maalgashiga ayaa maanta furay shir .

0
Talado 6, Oct 2025 {CBB}Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Qorshaynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha, Mudane Maxamed Aadan Maxamed, ayaa maanta furay kulanka dib-u-eegista iyo ansixinta Manhajka...

Safiirka JFS ee dalka Aljeeriya iyo Taliyaha Booliska Qaranka Aljeeriya Ayaa...

0
Talado 6, Oct 2025 {CBB} Kulan dhexmaray Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Aljeeriya, Danjire Yusuf Axmed Xasan (Yusuf Jeego), iyo Taliyaha Guud ee...

Madaxweynaha Hirshabelle oo weerar afka ah ku qaaday mucaaradka.

0
Talado 6, Oct 2025 {CBB} Madaxweynaha maamulka Hirshabelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa hadal kulul u jeediyay mucaaradka maamulkaasi, isaga oo sheegay in la soo dhaafay...

Jubaland oo Ka Hadashay Doorka Kenya ee Wadahadalka DF iyo Jubaland

0
Talado 6, Oct 2025 {CBB}Madaxweynaha Jubaland, Axmed Maxamed Islaam (Madoobe), ayaa maanta garoonka diyaaradaha Sayid Maxamed Cabdille Xasan ka sagootiyay Wafdigii  uu hoggaaminayay Madaxweynaha...

Wadahadalladii Kismaayo oo Natiijo La’aan Kusoo Dhammaaday?

0
Talado 6, Oct 2025 {CBB}Weftiga uu hoggaaminayay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kasoo dhoofay magaalada Kismaayo, kadib wadahadallo saacado badan qaatay oo uu...
0FansLike
0FollowersFollow
0SubscribersSubscribe