Saturday, February 28, 2026
Home Authors Posts by editor

editor

editor
2370 POSTS 0 COMMENTS

Somali President Hassan Sheikh Visits Djibouti Amid War On Al-Shabaab

0
Arbaco 02, April-2025 {CBB}Somali President Hassan Sheikh Mohamud arrived in Djibouti on Wednesday for an official visit aimed at deepening bilateral relations with his...

Mareykanka oo Ku Duqeeyay Daacish meel ku dhaw Bosaso, Puntland

0
Arbaco 02, April-2025 {CBB}Ciidamada Mareykanka ee AFRICOM ayaa duqeyn cirka ka fuliyay ISIS-Soomaaliya 1-dii Abriil 2025, iyagoo fulinaya amarka Dowladda Federaalka Soomaaliya. Weerarka ayaa...

Sawiro;-Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Gaaray Jabuuti

0
Arbaco 02, April-2025 {CBB} Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Jabuuti ee caasimadda dalka aan walaalaha nahay ee Jamhuuriyadda Jabuuti,...

Puntland Oo Ka Hor Timid Baaqii MW Xasan Sheekh

0
Arbaco 02, April-2025 {CBB} Dowlad goboleedka Puntland ayaa ka hadashay Gogosha wada hadalka ee ay Dowladda Federaalka u fidisay dhammaan maamul goboleedyada iyo siyaasiyiinta mucaaradka...

Somaliland oo ka digtey safarka uu RW xamse ku tegayo laascaanood

0
Arbaco 02, April-2025 {CBB} Maamulka Somaliland ee uu hoggaamiyo madaxweyne Cabdiraxmaan Cirro ayaa si weyn uga horyimid qorshaha ra’iisul wasaare Xamza ee ku aadan safarkiisa...

Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed oo soo bandhigtay xubno AS ah oo...

0
Arbaco 02, April-2025 {CBB} Wararka ka imaanaya magaalada Baydhabo ayaa sheegaya in Afar Xubnood oo katirsanaa Kooxda Al shabaab ay isku soo dhiibeen Ciidamada Booliiska...

Baydhabo – Guddoomiye ku xigeenka Amniga iyo Siyaasadda ee Gobolka Bakool,...

0
Arbaco 02, April-2025 {CBB}Isagoo hadalkiisa sii wata, wuxuu ugu baaqay dowladda federaalka iyo hay’adaha ammaanka inay gacan ka geystaan sugidda amniga gobolka Bakool. Waxa...

Dalalka Khaliijka oo xayiraad diyaaradeed kusoo rogay Maraykanka.

0
Arbaco 02, April-2025 {CBB} Sacuudi Carabiya iyo dalalka kale ee Khaliijka ayaa mamnuucay in diyaaradaha dagaalka ee Maraykanku isticmaalaan garoomadooda ama hawadooda si ay weerar...

Ra’iisul wasaare Xamse iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ku wajahan magaalada...

0
Arbaco 02, April-2025 {CBB} Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, iyo wafdi ka socda Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS) ayaa lagu wadaa in ay...

Taliyaha Daraawiishta Diinsoor oo Balanqaaday Furitaanka Waddooyinka Xiriiriya Diinsoor iyo Baydhabo.

0
Diinsoor (Radio CBB) – Taliyaha Daraawiishta Degmada Diinsoor, Xasan Cali Yare Gaabow, ayaa sheegay in shacabka degmadaasi loo ballanqaaday in la furi doono waddooyinka...
0FansLike
0FollowersFollow
0SubscribersSubscribe