editor
Maamulka Degmada Bardaale Oo ka digey iibinta Qoryaha Carruurta ay ku...
Sabti 29, March-2025 {CBB} – Kadib Markii Ciidanka Amaanka Degmada Bardaale Howgalo ka sameeyeen kaas oo lagu Xaqiijinayay islamarkaana lagu Xoojinayo Amniga Degmada waxaana horkacaayay Gudoomiyaha...
Dalalka Islaamka oo Caawa laga raadinayo curashada Bisha Soon-fur
Sabti 29, March-2025 {CBB} –Gabbal-dhaca Sabtida maanta ah waxaa waddamada islaamaka billaabanaya howlo lagu raadinayo curashada Bisha Shawaal (Soon-fur) ee Hijriyada si loo xaqiijiyo in...
{DHAGEYSO} Warka Duhurnimo ee Radio Codka Baay Iyo Bakool 29 3...
Sabti 29, March-2025 {CBB} – Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka Duhurnimo ee Warbaahinta Codka Baay Iyo Bakool
Warka waxaa soo jeedinayo ::...
Taliska Booliska Degmada oo soo saaray Awaamiir amni oo la xiriira Ciida.
Sabti 29, March-2025 {CBB}Taliyaha Saldhiga Booliska Degmada Baydhabo Gaashaanle Dhexe Mukhtar Axmed Ibraahim Dugudow oo shir jara'id qabtay ayaa soo saaray Awaamiir kala duwan...
Sawiro;-Maamulka Degmada Baraawe ee Caasimda Dowladda Gobaleedka Koonfur Galbeed oo...
Sabti 29, March-2025 {CBB}Maamulka Degmada Baraawe oo uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Degmada Baraawe ahna Duqa Degmada, Mudane Cumar Cabdullaahi Maxamed, iyo ku-xigeenkiisa koowaad, Cabdi Axmed...
Qaramada Midoobay oo si markale James Swan kusoo celisay Soomaaliya.
Sabti 29, March-2025 {CBB} Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, António Guterres, ayaa Jimcihii ku dhawaaqay in James Swan, oo u dhashay Mareykanka, dib loogu magacaabay...
Faah-faahinta: Duqaymo xalay ka dhacay Gobolka Shebelada dhaxe.
Sabti 29, March-2025 {CBB} Ciidamada NISA iyo Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo iskaashanaya ayaa howlgal duqeyn ah oo lagu dilay xubno ka tirsanaa Khawaarijta ka fuliyay...
Sawiro;-Goobaha lagu sameeyo macmacaanka ee magaalada Baydhabo oo laga dareemayo diyaar garowga Ciida.
Jimco 28, March-2025 {CBB} –Iyadoo ay sii dhawaanayso Bisha Barakeysan ee Ramadaan, waxaa si weyn looga dareemayaa Baydhabo, Diyaargarowga munaasabadda goobaha lagu sameeyo macmacaanka,...
Guddoomiyaha Degmada Berdaale oo Ka Warbixiyay Howlgallo Amni Xaqiijin ah.
Jimco 28, March-2025 {CBB} –Guddoomiyaha degmada Berdaale, Mudane Maxamed Isxaaq Xasan (Caracase), ayaa ka warbixiyay howlgallo amni xaqiijin ah oo ay ciidamada ammaanka ka...
Madaxweyne Turkiga oo ballan-qaad u Sameeyey Dowlada Somalia
Jimco 28, March-2025 {CBB} –Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa xalay magaalada Ankara kula kulmay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, isaga oo mar kale...













