editor
Booliiska Gobolka Banaadir oo ka shiray adkeynta Amniga.
Khamiis 13, Nov 2025 {CBB}Taliyaha Qaybta Guud ee Booliska Gobolka Banaadir, Gaashaanle Sare Mahdi Cumar Muumin, ayaa guddoomiyay shirka toddobaadlaha ee Booliska Gobolka Banaadir,...
Mareykanka Oo billaabeysa bixinta mushaaradka iyo howlaha hakadka galay
Khamiis 13, Nov 2025 {CBB}Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa saxiixay sharci dib loogu furayo howlaha hay’adaha dowladda oo hakad ku jiray muddo 43 maalmood...
Madaxweynaha DFS oo booqday warshado masjidka ugu wayn Aljeeriya
Khamiis 13, Nov 2025 {CBB}
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Shiikh Maxamuud ayaa booqday warshado wax soo saar oo ku yaalla gudaha dalka Aljeeriya, isagoo...
Shiinaha oo sheegay inuu ku taageerayo horumarinta garoomada DFS Soomaaliya
Khamiis 13, Nov 2025 {CBB} Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Soomaaliya, Maxamed Faarax Nuux, ayaa kulan gaar ah la yeeshay Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya,...
Mareeyaha Hay’adda Duulista Rayidka oo maanta kormeeray garoomadda Magaalooyinka Dhuusamareeb iyo...
Arbaco 12, Nov 2025 {CBB} Mareeyaha Guud ee Hay’adda Duulista Rayidka Soomaliyeed Md. Ahmed Moallin Hassan ayaa maanta Safar Kormeer shaqo ku tagay garoomadda Magaalooyinka...
Madax kala wowan oo digay tallaabooyin lagu sheegay inay halis ku...
Arbaco 12, Nov 2025 {CBB}Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Nayroobi ee dalka Kenya, ayaa uga digay madaxtooyada Soomaaliya tallaabooyinka aan...
Masuuliyiintii ugu Saameeynta badnaa Villa Soomaaliya oo Shaqo joojin lagu Sameeyay.
Arbaco 12, Nov 2025 {CBB}Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la sheegay in shaqo joojin kumeel-gaar ah isla marka aanay la caddayn...
Masar iyo Kenya oo Door ka qaadanayo Xaaladda Soomaaliya.
Arbaco 12, Nov 2025 {CBB} Madaxweynaha Masar, Cabdulfataax Al-Sisi, ayaa khadka taleefanka kula hadlay Madaxweynaha Kenya, William Ruto, iyagoo si gaar ah uga wada hadlay...
Madaxweyne Geelle oo billaabay ololaha Doorashada dhacaysa 2026.
Arbaco 12, Nov 2025 {CBB} Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa sii billaabay ololaha Doorashada dalkiisa ee lagu ballansan yahay in ay dhacdo bisha...
Madaxweyne Xasan Shiikh oo ku biiray isticmaalka Barta TikTok
Talaado 11, Nov 2025 {CBB}Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Shiikh Maxamuud, ayaa si rasmi ah uga muuqday Barta TikTok, arrintaasi oo dhalisay hadal heyn...













