editor
Dowladda Sweden oo lacag ka badan $37, 000 siineysa Muhaajiriinta dooneysa...
Khamis, 10, Sept 2026 {CBB}Dowladda Sweden ayaa hirgalineysa siyaasad cusub oo lagu yareynayo Muhaajiriinta ku sugan dalkaasi ee ka kala yimid wadamo ay kamid...
Sawiro;-Hoggaamiyaha Dowladda koonfur galbeed oo Saxiixay qorshaha Isbeddelka 2026–2031
Baydhabo – 9 Sebtembar 2026: Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa maanta magaalada Baydhabo kaga qeybgalay munaasabadda dib-u-daahfurka...
Madaxweynaha Gambia oo Shacabkiisa ka dibadbaxaya Koronto la’aanta ka codsaday in...
Arbaco, 9, Sept 2026 {CBB}Madaxweynaha Gambia, Adama Barrow oo ka hadlay dibadbaxyada ka socda dalkiisa ee ka dhashay koronto la’aanta iyo deegaannada qaar oo...
Soomaaliya diyaar ma u tahay in ay mas’uuliyadda Amniga dalka kala...
Arbaco, 9, Sept 2026 {CBB}Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in ay gudan karto mas’uuliyadda Amniga Dalka inay kala wareegto Ciidanka Midowga Afrika ee AUSSOM...
Ilaalada Kacaanka Iran oo sheegatay inay weerartay Maraakiib
Arbaco, 9, Sept 2026 {CBB}Ilaalada Kacaanka Iran ayaa sheegtay in ciidamada badda ee Ilaalada Kacaanku ay weerareen “laba markab oo Maraykan ah iyo siddeed...
Sawiro;-Ciidanka Booliska birmadka Koonfur galbeed oo Howlgallo amni ka sameeyey Deegaanno...
Talaado, 8, Sept 2026 {CBB}Baydhabo – 8 September 2026: Ciidanka Booliska Birmadka Dowladda Gobaleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa howlgallo qorsheysan oo lagu xoojinayo amniga...
Sawiro;-Duqa baydhaba oo kulan la qaatay masuuliyiin ka socda unops
Talaado, 8, Sept 2026 {CBB}Baydhaba – 8 September 2026: Guddoomiyaha Degmada Baydhaba ahna Duqa Magaalada, Mudane Ibraahim Maxamed Nuur (Kalay), ayaa kulan muhiim ah...
Sawiro;-Wasiirka Amniga Koonfur galbeed oo kulan la qaatay Madax ka tirsan...
Talaado, 8, Sept 2026 {CBB}Baydhabo: Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha Dowladda Gobaleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Isack Mohamed Isack (Korsaar), oo ay wehliyaan Wasiir Ku-xigeenka...
Dood ka taagan xubinta cusub ee ururada Bulshada ee guddiga doorashada
Talaado, 8, Sept 2026 {CBB}Warar isa soo taraya ayaa sheegaya in tartan iyo loollan siyaasadeed uu ka dhex jiro xulista xubinta Bulshada Rayidka ah...
Deni“Heshiis kasta oo naga dhexeeyey Federaalka waa la laalay”
Talaado, 8, Sept 2026 {CBB}Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa ku dhawaaqay go’aan siyaasadeed oo cusub oo sii adkeyn kara khilaafka u dhexeeya Puntland...













