Wednesday, July 15, 2026
Home Authors Posts by editor

editor

editor
3167 POSTS 0 COMMENTS

Ciidan katirsan Militariga Shiinaha oo dhiig u shubay Dadkii ku dhaawacmay...

0
Arbaco 8 Jan 2025 {CBB} —Qaar kamid ah Militariga Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha ayaa goobaha Caafimaad ee xeryahooda ku yaalla ku shubay dhiig lagu badbaadinayo...

Madaxweyne XSM oo Baladweyne u tagaya xal u helista tabashada reer...

0
Arbaco 8 Jan 2025 {CBB} —Madaxweynaha JFS Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dhowaan ku wajahan Magaalada Baladweyne halkaas oo la dhigayo gogol lagu dhageysanayo tabashada...

Wasiir Fiqi oo dhambaal qoraal ah u diray dhigiisa dowlada cusub...

0
Isiin  6 Jan 2025 {CBB} —Dawladda Soomaaliya ayaa qaaday tallaabooyinkii u horreyay oo ay xiriir kula sameynayso dawladda cusub ee Suuriya ka dib markii...

DFS & Midowga Afrika oo kawada hadlaya dardargelinta dagaalka ka dhanka...

0
Isiin  6 Jan 2025 {CBB} —Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Midowga Afrika ayaa kawada hadlaya dardargelinta howlgallada ka dhanka ‘AS’ Maadaama howlgalka AUSSOM uu ka...

Beledweyne oo maanta Aas-Qaran loogu sameeyno 6-Askari oo lagu dilay degmada...

0
Axad  5 Jan 2025 {CBB} —10 maalin kadib waxaa lagu wadaa maanta in Magaalada Baladwayne lagu aaso dhalinyradii ka tirsanaa ciidanka xooga dalka ee...

Soomaaliya oo qaaday Tallaabadii ugu horreysay kadib kursiga Golaha Ammaanka.

0
Axad  5 Jan 2025 {CBB} — Soomaaliya oo dhowaan xubin aan joogto aheyn ka noqotay Golaha Ammaanka QM, ayaa fadhiggii ugu horreeyey ee ay ka...

wasiirkii hore arrimaha dibadda Axmed Ciise Cawad oo ka hadlay Howlgalkan...

0
Axad  5 Jan 2025 {CBB} —Howlgalka cusub ee Midowga Afrika ee Soomaaliya ee la magac baxay AUSSOM ayaa Arbacadii si rasmi ah u howlgalay,...

Magaalada Baladweyne oo maanta lagu aasayo Askartii lagu dilay Degmada Ceel...

0
Axad  5 Jan 2025 {CBB} —Magaalada Baladweyne Xarunta Gobolka Hiiraan waxaa maanta lagu aasayaa 6 askari oo katirsanaa Ciidanka Xoogga Dalka oo dhowaan koox...

Maamulka Hirshabelle oo ka hadlay meesha ay marayso dhacdadii ceelbaraf.

0
Sabatii  4 Jan 2025 {CBB} —Wasiirka wasaarada Arrimaha gudaha maamulka Hirshabelle Abdirahaaman Daahir Guure Karoore ayaa waraysi gaar ah uu siiyay ideecda hiiraanwayn ugu...

Abiy Ahmed oo gaaray Magaalada Jigjiga

0
Sabatii  4 Jan 2025 {CBB} —Ra’iisul Wasaarah Itoobiya Abiy Ahmed ayaa barqonimadii maanta gaaray Magaalada Jigjiga Xarunta Dowlad-Deegaanka Soomaalida, waxaa wafdigiisa soo dhaweeyay mas’uuliyiin...
0FansLike
0FollowersFollow
0SubscribersSubscribe