Saturday, August 29, 2026
Home Authors Posts by editor

editor

editor
3395 POSTS 0 COMMENTS

MW Soomaaliya & Ra’iisul wasaaraha Itoobiya ayaa magaalada Adis Ababa kula...

0
Isniin 29,June 2026 {CBB}Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Shiikh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa magaalada Adis Ababa kulan kula yeeshay Ra’iisulwasaaraha Itoobiya, Abiy...

Shir looga hadlayo Arrimaha Bani aadamnimada ee Dalka oo ka furmay...

0
Isniin 29,June 2026 {CBB}Magaalada Baydhabo waxaa ka furmay shir looga hadlayo arrimaha bani aadamnimada ee Soomaaliya, waxaa daahfuray Hoggaamiyaha Maamulka Koofur Galbeed, Sheekh Aadan...

Dowladda Kenya oo Faahfaahin Ka Bixisay Sababta Loo Masaafuriyay RW Ku-xigeenka...

0
Isniin 29,June 2026 {CBB}Hay’adaha ammaanka Kenya ayaa faahfaahin ka bixiyay sababaha loo masaafuriyay Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Soomaaliya, Jibriil Cabdirashiid, oo sidoo kale hore u...

Taliyaha Qeybta 54-aad ee Ciidanka Xoogga oo la filayo inuu gaaro...

0
Isniin 29,June 2026 {CBB}Warar soo baxaya ayaa sheegaya in Taliyaha cusub ee Qeybta 54-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Jimcaale Jaamac Samatar (Takar), la...

Sawiro;-RW Xamsa Cabdi Barre oo xarrig jaray Laamiga Degmada Dayniile

0
Isniin 29,June 2026 {CBB}Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa saakay xarrig jaray Laamiga Degmada Dayniile oo dhismo ballaaran lagu sameeyay, waxaa...

Maamulka Waqooyi Bari oo hubka sharci darrada ka mamnuucay deegaannadaasi

0
Axad June 28, 2026 {CBB}Wasaaradda Amniga ee Dowladda Waqooyi Bari Soomaaliya ayaa maanta oo Axad ah si rasmi ah u shaacisay go’aan lagu mamnuucayo...

Booliiska oo soo bandhigay dhallinyaro ku eedeysan faafinta anshax xumo

0
Axad June 28, 2026 {CBB}Taliska Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed ayaa soo bandhigay dhalinyarro caanka ah Baraha Bulshada kuwaasi oo ku eedeysan in ay faafiyeen anshax...

Sawiro;-Qayb u gaar ah Haweenka ka xannuunsaya Dhimirka oo dib looga...

0
Axad June 28, 2026 {CBB}Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa dib u howlgelisay Qaybta Dhimirka Haweenka ee Isbitaalka Laansaleeti ee Magaalada Muqdisho, Ra’iisul Wasaare ku xigeenka...

Sawiro;-Diyaar-garowga Caleema-saarka Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed oo Maraya Marxalad Gabagabo ah

0
Axad June 28, 2026 {CBB}Baydhabo, 28 Juun 2026: Guddiga Qabanqaabada Munaasabadda Caleema-saarka Hoggaamiyaha Dowladda  Gobaleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Aadan...

SAWIRO;-GUDDOOMIYE KU-XIGEENNADA DEGMADA BAYDHABO OO KORMEER SHAQO KU TEGAY XAALADDA XAFAADDA...

0
Axad June 28, 2026 {CBB}Baydhabo, 28 Juun 2026: Guddoomiye Ku-xigeennada Maamulka Degmada Baydhabo ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay Xarunta Maamulka Xaafadda Towfiiq, si...
0FansLike
0FollowersFollow
0SubscribersSubscribe