Wednesday, October 14, 2026
Home Authors Posts by editor

editor

editor
3667 POSTS 0 COMMENTS

Maamulka Puntland oo soo Saaray Digniino amniga

0
Jimco 7, Feb 2025 {CBB}Qoraal ka soo baxay wasaaradda Warfaafinta dowladda Puntland ayaa lagu muujiyay wacyi-gelin amni oo ku saabsan ka-feejignaanta dhaq dhaqaaqa waxa...

Howlgalo Lagu Xaqiijinayo Amniga Oo Laga Sameeyey Magaalada Baydhabo.

0
Jimco 7, Feb 2025 {CBB}Gudaha Magaalada Baydhabo ee Xaruunta Gobolka Baay ayaa waxaa lagu sameeyay Howlgal lagaga hortagaayey waxyabaaha Liidka ku ah Amaanka iyadoo...

Wiil Soomaali ah oo 4 jir ku waayey xubintiisa taranka, oo...

0
Jimco 7, Feb 2025 {CBB}Wiil Soomaali ah, oo afar jir ahaa markii uu xubintiisa taranka ama guskiisa ku waayay caabuq daran oo ka dhashay...

Dowladda Federaalka oo sheegtay in ay kaalin ka qaadaneyso howlgallada ay...

0
Khamis 6, Feb 2025 {CBB}Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankooda toddobaad laha ahaa, iyaga oo uga wada hadlay xaaladda guud ee...

Sawiro;-Wasiirka Caafimaadka DGKS oo Daahfuray Tababar Lagu Tayeynayo Gabdhaha Marwo Caafimaad

0
Wasiirka wasaaradda caafimaadka DGKS Said Ahmed Ali oo uu wehlinaayo Agaasimaha guud ee wasaaradda caafimaadka Dr. Ibrahim Adan Ali ayaa ka qayb galay daahfurka...

Sawiro;-Madaxweyne Laftagareen ayaa Saxiixay Shrciga Naafada Koonfur Galbeed oo ay Diyaarisay...

0
Arbaco 5, Feb 2025 {CBB}Madaxweynaha Dowladda Gobaleedka  Koonfur Galbeed Soomaliya  Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Saxiixay Shrciga Naafada Koonfur Galbeed oo ay Diyaarisay...

Daawo;-Dowlad Gobaleedka Koonfurgalbeed Oo Xafiiska UNSOM kala hadashay Horumarinta Warbaahinta

0
Arbaco 5, Feb 2025 {CBB}Wasiirka Warfaafinta iyo Wacyigelinta Bulshada KG ayaa xarunta wasaaradda ku qaabilay madax ka socotay xafiiska UNSOM Soomaaliya, gaar ahaan qeybta...

Dagaal culus oo u dhexeeyo ciidamada DF iyo kuwa Jubbaland oo...

0
Arbaco 5, Feb 2025 {CBB} Wararka naga soo gaaraya gobolka Gedo ayaa sheegaya in saaka dagaal culus oo u dhexeeyo ciidamo kala taabacsan dowladda federaalka...

Sawiro;-Soomaaliya iyo Azerbaijan oo ka wada hadlay xoojinta xariirka labada dal

0
Talaado 4, Feb 2025 {CBB}Wasiirka Batroolka iyo Macdanta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Daahir Shire Maxamed, ayaa qaabilay wafdi ka socda dalka Azerbaijan oo uu hoggaaminayay...

Madaxweyne Xasan Shiikh oo saxiixay Xeerka Shaqada Soomaaliya, oo wax ka...

0
Talaado 4, Feb 2025 {CBB}Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa saxiixay sharciga Xeerka Shaqada Soomaaliya oo ay soo gudbisay Wasaaradda Shaqada...
0FansLike
0FollowersFollow
0SubscribersSubscribe