editor
Laftagareen oo magacaabay Guddoomiyeyaasha Shabeelaha Hoose iyo Baay
Sabtii 28 Dec 2024 {CBB}Madaxweynaha Dowlad-Goboleedka Koofur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa maanta Guddoomiyaha Gobolka Shabeelaha Hoose u magacaabay Ibraahin Aadan Cali Najax,...
Somaliland iyo Itoobbiya oo ka wada shaqaynaya xal ka gaarista dagaalkii...
Jimco 27 Dec 2024 {CBB}Waxaa Magaalada Hargeysa ku soo laabtay Wafdi Wasiirro iyo Taliyeyaal Ciidan oo ka socday Maamulka Somaliland, kuwaas oo shalay Jigjiga...
MW DG Hir-Shabeelle oo amray in lasoo qabto Dadkii ka dambeeyay...
Jimco 27 Dec 2024 {CBB}Madaxweynaha Dowlad-Goboleedka Hir-Shabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa amar ku bixiyay in lasoo qabtay Dadkii ka dambeeyaY Dil Magaalada...
Taliyaha Booliiska oo sheegay in ay diyaar u yihiin sugida Amniga...
Khamiis 26 Dec 2024 {CBB}Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa kulan la qaatay Guddiga madaxa-banaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha.
Kulanka...
Maxay ka wada hadleen Madaxweyne Xasan Shiikh iyo dhigiisa Erateriya?
Khamiis 26 Dec 2024 {CBB}Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Shiikh Maxamuud iyo dhigiisa dalka Eratariya ayaa kulan gaar ah ku yeeshay Aqalka Madaxtooyadda dalkaasi...
Wafdi ka socda Somaliland oo gaarey magaalada Jigjiga
Khamiis 26 Dec 2024 {CBB}Wafdiga ka socda Somaliland oo uu hoggaaminayo Wasiirka Amniga ayaa dhowaan gaaray magaalada Jigjiga, waxaana la filayaa in halkaas ay...
Hambalyo Hambalyo
Khamiis 26 Dec 2024 {CBB}Waxaa manta ku began sanad guurada labaad ee warbaahinta codka bay iyo bakool ayadoona ay u tahay sanadkii labaad oo...
Wasiirka Xanaannada Xoolaha XFS oo furay shirka Wadatashiga Qarnijirka 2060
Arbaco 25 Dec 2024 {CBB}Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Xuseen Maxamed ayaa maanta muqdisho ka furay Shirka Wadatashiga...
Sawiro;-Guddiga Arrimaha Qoyska, xuquuqul insaanka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Golaha Wakiilada...
Arbaco 25 Dec 2024 {CBB}Guddiga Arrimaha Qoyska, xuquuqul insaanka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Golaha Wakiilada KGS ayaa kulan ku yeeshay Hoolka Shirarka Guddiyada ee...
Maxay ka wada hadleen Agaasimaha Hay’adda Socdaalka iyo Wakiilka Midowga Afrika...
Arbaco 25 Dec 2024 {CBB}Waxaa magaalada Muqdisho kulan ku yeeshay Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Mustaf Sheekh Cali Dhuxulow ,Wakiilka Midowga Afrika...













