editor
Ra’iisul Wasaare Abiy: “Itoobiya kama tanaasulayso helitaanka marin badeed”
Talaado 6 Oct 2026 {CBB}Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya, Abiy Axmed, ayaa sheegay in dalkiisu sii xoojin doono dadaallada uu ku doonayo inuu helo marin badeed.
Wuxuu...
Loollan Siyaasadeed iyo Dhaqdhaqaaq Ciidan oo Markale ka bilowday Beled-Xaawo
Talaado 6 Oct 2026 {CBB}Loollan siyaasadeed iyo dhaqdhaqaaq ciidan oo u dhexeeya Dowladda Soomaaliya iyo Maamulka Jubbaland ayaa markale ka bilowday degmada Beled-Xaawo ee...
NISA oo xoogga saartay talisyada ay ka samaysanayso Gobolka Galgaduud
Talaado 6 Oct 2026 {CBB}Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka Soomaaliyeed ee NISA ayaa kordhisay Talisyada ay ka howlgallayaan Ciidanka hay’addaas ee ku yaalla Gobolka...
MW Erdogan “Waxaan billownay dhismaha xarunta laga diri doono dayax-gacmeedka ee...
Talaado 6 Oct 2026 {CBB}Madaxweynaha Jamhuuriyadda Turkiga, Recep Tayyip Erdogan ayaa sheegay in Dowladdiisu ay billowday dhismaha Xarunta laga hirgelinayo dayax-gacmeedka sare ee laga...
Isbahaysiga Sacuudiga hor boodayo & Xuutiyiinta oo is dhaafsaday duqaymo culus
Talaado 6 Oct 2026 {CBB}Dalalka xuduud wadaagga ah ee Yemen iyo Sacuudi Carabiya ayaa wajahaya xaalad nabadgalyo la’aan kaddib markii Isbahaysiga uu Sacuudigu hoggaamiyo...
Maraykanka oo muwaadiniintiisa uga digay in ay u safraan Sacuudi Carabiya
Talaado 6 Oct 2026 {CBB}War kasoo baxay Safaaradda Maraykanka ee Riyadh ayaa Muwaadiniinta Ameerikaanka ah looga digay in ay u safraan Boqortooyada Sacuudi Carabiya...
Sawiro Baydhabo:- Guddi Loo Howlgeliyey Ka Hortagga Khataraha Fatahaadaha
Isniin 5 Oct 2026 {CBB}Baydhabo, 5 Oktoobar 2026: Xarunta Dowladda Hoose ee Degmada Baydhabo ayaa lagu qabtay kulan lagu howlgelinayay Guddiga Ka Hortagga, Diyaargarowga...
Wasiirka Amniga Koonfur Galbeed oo Baydhabo kula kulmay Madaxa UNDSS Soomaaliya
Isniin 5 Oct 2026 {CBB}Baydhabo: Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha Dowladda Gobaleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Isack Mohamed Isack (Korsaar), ayaa maanta magaalada Baydhabo kulan...
RW Xamse oo lagu soo dhaweeyay Ballanbale
Isniin 5 Oct 2026 {CBB}Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa lagu soo dhaweeyay Magaalada Ballanbale ee Waqooyiga Gobolka Galgaduud halkaas uu uga qaybgalayo...
Itoobiya oo ka jawaabtay bayaankii kasoo baxay Madaxda Soomaaliya, Masar, Suudaan...
Isniin 5 Oct 2026 {CBB}Dowladda Federaalka Itoobiya ayaa jawaab ka bixisay qodobadii xalay kasoo baxay shirkii afar geesoodka ahaa ee dhexmaray Madaxda Soomaaliya, Masar,...













