editor
Ilhaan Cumar “Ma habboono in aan maalgelino Hay’adaha ku shaqeeya Ciqaabta...
Jimco 27 March 2026 {CBB}
Xildhibaan Ilhaan Cumar ayaa weerar afka ah oo aan dadbanayn ku qaaday Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump iyo Ciidamada qaabilsan la...
Ciidamada DFS oo howlgallo ka dhan ah ‘AS’ kawada Koofurta Gobolka...
Jimco 27 March 2026 {CBB}Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya oo kaashanaya Dadka deegaanka ee ayaa howlgallo ka dhan ah ‘AS’ kawada Koofurta Gobolka Mudug ee...
Koofur galbeed oo shaacisay Jadwalka doorashada ee Baarlamaanka.
Guddiga Madax-bannaan ee Xuduudaha iyo Doorashooyinka Dowladda Koonfur Galbeed (GMXD) ayaa si rasmi ah u shaaciyay jadwalka howlaha doorashooyinka, kaas oo ku saabsan soo...
RW Xamsa oo xilkii ka qaaday wasiiro dhawaan is casilay.
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa xilalkii ka qaaday Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta XFS Ismaaciil Shire Jaamac. Iyo Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Beeraha...
Farmaajo oo si adag ugu hadlay xariga Taliye Shub iyo eedeyn...
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa qoraal uu soo saaray si kulul uga hadlay xarigga iyo tacaddiga lagu eedeeyay in loo geystay...
DFS oo war ka soo saartay howlgallo ka dhacay gobolka Shabeellada...
Khamiis 26 March 2026 {CBB}Ciidanka Xoogga Dalka oo kaashanaya ciidamada dalka Uganda ee qaybta ka ah howlgalka AUSSOM, ayaa howlagallo ka dhan ah AS...
8 magaalo oo ka tirsan Koofur Galbeed oo maamulkooda ay la...
Khamiis 26 March 2026 {CBB}Dowladda Soomaaliya ayaa dadaal ku bixinaysa sidii ay u maamuli lahayd magaalooyinka ugu waaweyn maamulka Koofur Galbeed, kuwaas oo ay...
Dowladda Soomaaliya oo lagu eedeeyay in ay Xabsi guri ka dhigtay...
Khamiis 26 March 2026 {CBB}Xubnaha Mucaaradka ayaa Dowladda Federaalka Soomaaliya ku eedeyay in ay ciidamo dul dhigtay hoyga Taliyihii hore ee Ciidanka Asluubta Sarreeye...
Spain oo mar kale garab istaag u muujisay Shacabka iyo Dowladda...
Khamiis 26 March 2026 {CBB}Ra’iisul Wasaaraha dalka Spain, Pedro Sánchez, ayaa si adag uga hadlay xiisadaha ka taagan Bariga Dhexe, isaga oo si gaar...
Turkiga oo isku dayaya inuu xalliyo dagaalka Iiraan iyo Mareykanka oo...
Khamiis 26 March 2026 {CBB}Dowladda Turkiga ayaa sheegtay in ay wado dhaqdhaqaaqyo diblumaasiyadeed oo lagu xallinayo dagaalka Bariga Dhexe.
Wasiirka Arrimaha Dibadda ee dalka Turkiga,...













