Sunday, October 18, 2026
Home Authors Posts by editor

editor

editor
3675 POSTS 0 COMMENTS

Doorashada Hoggaanka KGS oo ka bilaabatay Baydhabo iyo Shariif Xasan oo...

0
Arbaco, 10 June 2026 {CBB}Doorashada hoggaamiyaha Koonfur Galbeed ayaa si rasmi ah uga bilaabatay magaalada Baydhabo, iyadoo uu weli ka maqan yahay mid ka...

Garsoore Cumar Cartan oo maanta Muqdisho kusoo wajahan

0
Arbaco, 10 June 2026 {CBB}Garsooraha Kubadda Cagta ee lagu magacaabo Cumar Cabdulqaadir Cartan oo Dowladda Maraykanka ay kahor istaagtay in uu ka qaybgalo Koobka...

Sawiro;-Taliyaha Hogaanka Nabadgelyada Wadooyinka Boliiska Soomaaliyeed oo Gaaray Baydhabo

0
Talaado 9 June 2026 {CBB}Baydhabo – Taliyaha Hogaanka Nabadgelyada Wadooyinka Boliiska Soomaaliyeed, Korneel Maxamed Sheekh Cali, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada...

Sawiro;-Guddoomiyaha Baydhabo oo Ka Qeybgalay Shir Lagu Adkeynayo Amniga Koonfur Galbeed

0
Talaado 9 June 2026 {CBB}Baydhabo, Soomaaliya – Guddoomiyaha Degmada Baydhabo ahna Duqa Magaalada Baydhabo, Mudane Cabdiraxmaan Ibraahim Aadan (Sate), ayaa maanta ka qeybgalay shir...

Madaxtooyada Soomaaliya oo markii ugu horraysay ka hadashay dagaalkii Muqdisho ku...

0
Talaado 9 June 2026 {CBB}Afhayeenka Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Cabdiraxmaan Aadan Cali Xadaana oo ka hadlay dagaalkii dhawaan Magaalada Muqdisho ku dhexmaray Ciidanka Dowladda...

DEG DEG: Musharaxiinta madaxwayne Koonfur Galbeed, Shariif Xasan iyo Cabdicasiis Jawaari...

0
Talaado 9 June 2026 {CBB}Baydhabo – Labada musharax ee u taagan xilka Hoggaamiyaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Mudane Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo Dr....

Loolanka Doorashada KGS oo Cirka Isku shareeray iyo Khilaaf ka taagan...

0
Talaado 9 June 2026 {CBB}Loolanka doorashada madaxtinimada maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya (KGS) ayaa si weyn uga socda magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay, iyadoo...

Wasaaradda Cayaaraha Soomaaliya ayaa ka hadashay sababta is hor istaag ugu...

0
Talaado 9 June 2026 {CBB} Warsaxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Dhallinyarada & Cayaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa looga hadlay dedaalladii kala duwanaa ee Dowladdu gelisay sidii...

Maraykanka, Midowga Yurub, Midowga Afrika & Jaamacadda Carabta oo ku baaqay...

0
Talaado 9 June 2026 {CBB}War ay si wadajir ah usoo saareen Maraykanka, Midowga Yurub, Ururka Midowga Afrika iyo Jaamacadda Carabta ayaa dhinacyada Suudaan ku...

Falcilin xoogan ayaa ka dhalatay go’aanka maraykanka ku soo ciliyay Garsoore...

0
Talaado 9 June 2026 {CBB} Falcelin xooggan ayaa ka dhalatay go’aanka Maraykanka uu dib uga celiyay Dalkiisa Garsoore ugu fiican xiligaan Qaaradda Afrika, Cumar Cabdulqaadir...
0FansLike
0FollowersFollow
0SubscribersSubscribe