editor
Turkiga oo ku hoowlan inuu xaliyo Khilaafka Siyaasadeed ee Dowladda &...
Sabti 6 June 2026 {CBB} Dowladda Turkiga ayaa billowday dhexdhexaadinta Dowladda Federaalka iyo Xubnaha Mucaaradka iyada oo saraakiil ka socota Ankara ay la kulmeen labada...
Booliiska Gobolka Banaadir oo hub uruurin ka wado Degmada Cabdicasiis
Sabti 6 June 2026 {CBB}
Taliska qaybta Booliiska Gobolka Banaadir ayaa sheegay in uu wado howlgal lagu baarayo hub uu tilmaamay in loo adeegsaday dagaalkii...
Ciidanka Israa’iil ayaa toogtay Wiil 7 jir ah iyo Waalidiintiisa
Sabti 6 June 2026 {CBB}Askari katirsan Ciidanka Israa’iil ayaa si bareer ah rasaas ugu furay gaari ay la socdeen qoys Falastiiniyiin ah oo ku...
Xisbiga Himilo oo War-saxaafadeed kasoo saaray Heshiiskii lagaaray.
Sabti 6 June 2026 {CBB} Xisbiga Madaxweyne hore Sharif Sheikh Ahmed ayaa soo saaray war saxaafadeed waxana uu u qoraan sidan.
Xisbiga Himilo Qaran wuxuu si...
Ciidanka Ammaanka Degmada Wanlaweyn Oo Howlgal Ballaaran Ka Sameeyey Xaafadaha Degmada
Sabti 6 June 2026 {CBB} Ciidanka ammaanka degmada Wanlaweyn ee gobolka Shabeellaha Hoose ayaa howlgal ballaaran oo amniga lagu xaqiijinayo ka sameeyey xaafadaha kala...
Ireland oo dalkeeda ka mamnuucday Wasiiro ka tirsan Israaiil.
Jimco 5 June 2026 {CBB}Dowladda Ireland ayaa dalkeeda in ay galaan ka mamnuucday Wasiirrada Amniga & Maaliyadda ee Israa|l,Ben-Gvir & Bezalel.
Kalhore waxa isla wasiirradan...
Sheekh Shariif ayaa dib ugu laabtay hooygii hore uu ka daganaa...
Jimco 5 June 2026 {CBB}Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmed, ayaa lagu wadaa inuu ka guuro hoygii uu ka deganaa xaafadda Mirinaayo...
Xaalada magaalada Muqdisho oo maanta dagan
Jimco 5 June 2026 {CBB}Magaalada Muqdisho waxaa ka socda kulamo siyaasadeed oo ay kawada wadaan Dowladda Federaalka iyo Mucaaradka si ay uga tashtaan qorshaha...
Maxaa dhaq dhaqaaqa oo ka socda Magaalada Muqdisho?
Jimco 5 June 2026 {CBB}Magaalada Muqdisho waxaa ka socda kulamo siyaasadeed oo ay kawada wadaan Dowladda Federaalka iyo Mucaaradka si ay uga tashtaan qorshaha...
RW Xamse oo magacaabay Gudiga Cusub.
Jimco 5 June 2026 {CBB}Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabay Guddi Wasiirro u badan oo qaban-qaabiyaha xuska todobaadka xorriyadda Soomaaliya.
Guddigaan waxaa Guddoomiye looga...












