editor
Sawiro;-Culimada iyo Wasaaradda Diinta Koonfur Galbeed oo shaaciyey curashada Bisha Ramadaan
Talaado 17 Feb 2026 {CBB}Culimada ka tirsan Masaajidka Weyn ee Jaamaca Magaalada Baydhabo iyo guddiga ka socday Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ee Dowlad...
DFS oo Si rasmi ah ugu dhawaaqday in Maalinta Bari ah...
Talaado 17 Feb 2026 {CBB}Dowladda Federaalka ayaa ku dhawaaqday bilashada bisha Ramadaan, iyada oo sheegtey in laga arkay deegaanno ay ka mid tahay magaalada...
RW Qatar oo maanta booqasho aan horey loo shaacin ku tagay...
Talaado 17 Feb 2026 {CBB}Ra’iisul wasaaraha dalka Qatar, Mohammed bin Abdulrahman Al Thani ayaa maanta booqasho aan horey loo shaacin ku tagay dalka Venezuela,
Booqashadan...
Sacuudiga oo ku dhawaaqay in berri ay tahay maalinta koowaad ee...
Talaado 17 Feb 2026 {CBB}Dowladda Sacuudiga ayaa ku dhawaaqday in berri oo Arbaco ah ay tahay maalinta ugu horreysa ee bisha barakeysan ee Ramadaan.
Mas’uuliyiinta...
Foreign Minister Meets IGAD Special Envoy to South Sudan
Talaado 17 Feb 2026 {CBB}Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan qado ah maanta ku maamuusay xubnaha Madasha Mustaqbalka ee ajiibay...
Madaxweynaha Soomaaliya iyo Mucaaradka oo Shir u Furmay.
Talaado 17 Feb 2026 {CBB} Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo madaxda mucaaridka oo ay hoggaaminayaan Siciid Cabdillaahi Deni, Axmed Madoobe, Sheekh Shariif iyo Xasan...
Maxaa isbaddelay Gobolka Minnesota kaddib markii ay ka baxeen Ciidanka ICE?
Isniin16 Feb 2026 {CBB}Maamulka Madaxweyne Donald Trump ayaa Gobolka Minnesota ka saaray 1,000 askari oo katirsan waaxda socdaalka iyo la dagaalanka Soogalootiga ee ICE...
Mahad Salaad oo damaanad amni u fidiyay Deni iyo Axmed Madoobe.
Isniin16 Feb 2026 {CBB}Taliyaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka (NISA), Mahad Maxamed Salaad, ayaa xalay kulamo siyaasadeed oo gaar gaar ah la yeeshay...
Maxkamadda CQS oo saaka toogatay Rag ku eedeysan in ay Muqdisho...
Isniin16 Feb 2026 {CBB}Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa saaka xukun dil ah u fulisay Xasan Cali Iftiin Buule (Gacmey) Iyo Xasan Cali Ibraahim Maxamed...
Masar oo sheegtay in Ciidanka ay usoo dirayso Soomaaliya uu wax...
Isniin16 Feb 2026 {CBB}Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar, Dr Badr Abdelatty ayaa sheegay in ciidamada dalkiisa uu usoo dirayo Soomaaliya ay rajo wanaagsan ka qabaan...













