editor
Maxkamadda CQS oo saaka toogatay Rag ku eedeysan in ay Muqdisho...
Isniin16 Feb 2026 {CBB}Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa saaka xukun dil ah u fulisay Xasan Cali Iftiin Buule (Gacmey) Iyo Xasan Cali Ibraahim Maxamed...
Masar oo sheegtay in Ciidanka ay usoo dirayso Soomaaliya uu wax...
Isniin16 Feb 2026 {CBB}Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar, Dr Badr Abdelatty ayaa sheegay in ciidamada dalkiisa uu usoo dirayo Soomaaliya ay rajo wanaagsan ka qabaan...
Shiinaha oo Dowladda Iiraan ku wareejiyay raadaarka Casri ah.
Isniin16 Feb 2026 {CBB} Warbaahinta Shiinaha ee Chinaplus, ayaa maanta ku warrantay inuu Shiinaha ku wareejiyay Iiraan , raadaarka nooca YLC-8B, oo lagu naynaaso ugaarsadaha...
Israa’iil oo dirtay dalab la xirriira heshiiska nukliyeerka Iran.
isniin 16 Feb 2026 {CBB}Raysal wasaaraha Israa’iil ayaa dalbaday in meesha laga saaro dhamaan uranium-ka la kobciyay ee Iran iyada oo qayb ka ah...
Madaxweyne Erdoğan oo shaaciyey inuu dib u dhigay booqashadii uu ku...
Axad 15 Feb 2026 {CBB} Madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdoğan, ayaa khadka telefoonka kula xiriiray Madaxweynaha Isutagga Imaaraadka Carabta, Sheekh Maxamed bin Zayayid Al...
Madaxweynaha Soomaaliya Oo Itoobiya kula kulmay madaxda Afrika.
Axad 15 Feb 2026 {CBB} Madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulamo diblomaasiyadeed oo muhiim ah la yeeshay madax kala duwan oo ka qeyb...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qayb galay shir heer sare ah...
Axad 15 Feb 2026 {CBB} Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay shir heer sare ah oo ku...
Shuute “Danbiyadii ugu badnaa ee dhacay 2025 waa Xoolaha Ciidanka oo...
Sabtii 14 Feb 2026 {CBB}Guddoomiyaha Maxkamadda Derajada 1aad ee Ciidamada Qalabka Sida, Gaashaanle Sare Xasan Cali Nuur Shuute ayaa sheegay in danbiyadii ugu badnaa...
Muxuu Ra’iisul Wasaare Xamse kala hadlay Axmed Madoobe & Siciid Deni?
Sabtii 14 Feb 2026 {CBB}Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa kulan wadajir ah oo xogtiisa aad loo ilaaliyay la qaatay Madaxweyneyaasha...
Meertada 39aad ee Midowga Afrika oo ka furmay Addis Ababa
Sabtii 14 Feb 2026 {CBB}Magaalada Addis Ababa waxaa ka furmay meertada 39aad ee Shirka Madaxda Midowga Afrika oo sanadkiiba mar qabsooma, waxaa daahfuray Ra’iisul...













