editor
2. Dagaal xooggan oo ka qarxay Baydhabo kadib weerar lagu qaaday...
Khamiis 5 Feb 2026 {CBB}Dagaal xooggan ayaa ka socda magaalada Baydhabo, xarunta gobolka Baay, kaas oo bilaabmay maalintii shalay ahayd, isla markaana la isku...
Guddiga Madaxabannaan ee Xuquuqul Insaanka Soomaaliya oo guddoon dooranaya
Arbaco 4 Feb 2026 {CBB}Magaalada Muqdisho waxaa Maanta Guddoon iska dhex dooranaya Guddiga Madaxabannaan ee Xuquuql Insaanka Soomaaliya oo ka kooban 9 xubnood, doorashada...
Taliyaha cusub ee Ciidanka Xoogga Dalka oo maanta Xilka la wareegaya
Arbaco 4 Feb 2026 {CBB}Taliyaha cusub ee Ciidanka Xoogga Dalka, General Ibraahim Maxamed Maxamud ayaa maanta xilka kala wareegaya Taliyihii dhowaan lagu baddelay ee...
Maraykanka oo Hub siiyay Ciidanka Federaalka ee ka howlgalaya Shabeelaha Dhexe
Arbaco 4 Feb 2026 {CBB}Taliska Maraykanka ee Afrika ayaa hub iyo agab ciidan ku wareejiyay Saraakiisha Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee howlgallada ka dhanka...
Yaa Dilay wiilka uu dhalay Madaxweynihii hore ee liibiya.?
Arbaco 4 Feb 2026 {CBB}Saif Al-Islaam Qadaafi oo ah wiil uu dhalay Madaxweynihii hore ee Liibiya Mucammar Qadaafi ayaa lagu dilay Magaalada Zintan ee...
Sawiro;-Xaqsoor Village oo Si Rasmi ah u Daahfurtay Dhismaha Guryaha Casriga...
Arbaco 4 Feb 2026 {CBB}Munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa lagu qabtay Xaqsoor Village ee magaalada Baydhabo, taas oo lagu soo...
Sawiro:-Madaxweyne Laftagareen Oo Baydhabo Ku Qaabilay Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Qaranka
Madaxweynaha Dowladda Gobaleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada ee Magaalada Baydhabo ku qaabilay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka...
Sawiro;- Guddoomiyaha Degmada Baydhabo oo la kulmay Hay’adda ILO, kana wada...
Talaado 3 Feb 2026 {CBB}Guddoomiyaha Degmada Baydhabo ahna Duqa Magaalada, Mudane Cabdullaahi Cali Watiin, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay’adda ILO iyo Mashruuca...
Sawiro;-Wasiirka Deegaanka KGS oo Muqdisho uga qeyb galay kulanka Guddiga Hagidda...
Talaado 3 Feb 2026 {CBB}Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada ee Dowladda Gobaleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Dini Abdinur Mohamed, oo uu weheliyo Agaasimaha...
Sawiro ;- (Baydhabo) Guddiga Doorashooyinka Qaranka oo bilaabay kormeer iyo wadatashi
Talaado 3 Feb 2026 {CBB}Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Madaxa-bannaan iyo Xuduudaha Qaranka, Mudane Cabdikariin Axmed Xasan, oo ay wehliyaan Komishin Mudane Yuusuf Cabduqaadir Maxamed iyo...













