editor
Guddoomiyaha Bardaale oo la Kulmay Guddiga Isboortiska Degmada
Axad , 27, Sep 2026, {CBB}Bardaale, Bay – Guddoomiyaha Degmada Bardaale ee Gobolka Bay, Mudane Maxamed Isaaq Xasan Arcase, ayaa kulan la yeeshay Guddiga...
RW Xamsa oo ka digay in la siyaasadeeyo amniga Muqdisho
Axad , 27, Sep 2026, {CBB}Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka digay in amniga magaalada Muqdisho loo adeegsado dano siyaasadeed.
Ra’iisul Wasaaraha ayaa...
Dad ku dhintay qarax ka dhacay waqooyi-galbeed ee Pakistan.
Axad , 27, Sep 2026, {CBB}Booliska waqooyi-galbeed ee Pakistan ayaa ku dhawaaqay in ugu yaraan 11 qof ay ku dhinteen 30 kalena ay ku...
Iran oo shaacisay war ku saabsan marinka Hormuz.
Axad , 27, Sep 2026, {CBB}Iiraan waxay sheegtay in xal lagu gaaro wada-xaajood oo keliya uu horseedi karo dib u furista Marinka Hormuz. Horay,...
Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya oo Qaabilay Danjiraha Aljeeriya
Sabtii, 26, Sep 2026, {CBB}Muqdisho: Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Jamhuuriyadda Aljeeriya u fadhiya...
DEG DEG: Xildhibaan Bishaaro Gaabey iyo Mas’uuliyiin KGS ah oo Booqday...
Sabtii, 26, Sep 2026, {CBB}Baydhabo: Xildhibaanad Bishaaro Gaabey iyo mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda Gobaleedka Koonfur Galbeed ayaa booqday qoyska gabadhii yarayd ee dhawaan lagu...
Golaha Shacabka oo Ansixiyay Hindise-Sharciyeedka Iskaashiga Garsoorka Caalamiga ah
Sabtii, 26, Sep 2026, {CBB}Muqdisho: Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulanka 19-aad ee Kalfadhiga 8-aad, kaas oo uu shir...
Sawiro;-Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed oo Furay Madasha Sanadlaha ah ee Guddoomiyeyaasha Gobollada...
Sabtii, 26, Sep 2026, {CBB}Baydhabo: Hoggaamiyaha Dowladda Gobaleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa si rasmi ah u furay Madasha...
Guddoomiyaha Bardaale oo Shir La Yeeshay Guddoomiyeyaasha Xaafadaha, Looga Hadlay Fatahaadaha...
Sabtii, 26, Sep 2026, {CBB}Bardaale: Guddoomiyaha Degmada Bardaale ee Gobolka Bay, Mudane Maxamed Isaaq Xasan Arcase, ayaa maanta shir la yeeshay Guddoomiyeyaasha Xaafadaha Degmada...
Guddiga Shaqaalaha Rayidka oo fuliyay qaraarkii kasoo baxay Baarlamaanka Soomaaliya
Sabtii, 26, Sep 2026, {CBB}Guddiga Qaranka Shaqaalaha Rayidka ee dowladda oo fuliyay qaraarkii kasoo baxay Baarlamaanka Soomaaliya ayaa joojiyay boosaskii la xayaysiiyay ee Agaasimeyaasha...













