Tuesday, March 3, 2026
Home Authors Posts by editor

editor

editor
2409 POSTS 0 COMMENTS

Danjire Suleiman Dedefo “Ciidanka Itoobiya qayb kama ahayn dagaalkii ka dhacay...

0
Arbaco, 27 Aug 2025 {CBB}Danjiraha Itoobiya ee Soomaaliya Suleiman Dedefo Woshe ayaa beeniyay in ciidamada dalkiisa ay qayb ka noqdeen dagaalladii ugu dambeeyay ee...

Ra’iisul Wasaare Xamse Hoggaanka Gobolka Ningxia ee dalka Shiinaha.

0
Talaado, 26 Aug 2025 {CBB}  Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta kulan la yeeshay Hoggaamiyaha Gobolka Ningxia, ahna...

Madaxweyne Cirro oo la kulmay Sandra Lattouf iyo wafdi la socday?

0
Talaado, 26 Aug 2025 {CBB}Madaxweynaha Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa Qasriga Madaxtooyada kulan muhiim ah la qaatay madaxda Hay’adda ’adda UNICEF ee...

Dowladda Fedaraalka oo soo dhaweysay tababarka u soo dhamaaday ciidanka Masar...

0
Talaado, 26 Aug 2025 {CBB}Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumada Fedaraalka Soomaaliya ayaa shaacisay in dowladda Masar inay tababar u soo xirtay ciidamo ay u soo direyso...

Dibadbaxyo waa weyn oo ka socda Israa’iil iyo waddooyin la xiray?

0
Talaado, 26 Aug 2025 {CBB} Mudaaharaadyo ayaa ka socda guud ahaan Israa’iil iyadoo kooxda ugu weyn ee u dooda la haystayaasha Israa’iil ee Gaza...

R/wasaare Xamsa oo khubad ka jeedinaya shir ka Shiinaha.

0
Talaado, 26 Aug 2025 {CBB}  Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda  Federaalka Soomaaliya,Xamsa Cabdi Barre, ayaa gaaray dalka Shiinaha, si uu uga qeyb galo Shirka 7aad ee...

Ciidanka Masar ee qaybta ka noqonaya Howlgalka AUSSOM

0
Talaado, 26 Aug 2025 {CBB} Waxaa tababar loosoo xiray ciidamo kamid ah kuwa Dalka Masar ee qaybta ka noqonaya Howlgalka Midowga Afrika Soomaaliya ee...

Dowladda Federaalka iyo Madasha Samatabixinta oo heshiis isafgarad ah ka gaaray...

0
Isniin 25 , Aug 2025 {CBB}Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Madasha Samatabixinta Soomaaliyeed ayaa ku dhawaaqay isfaham siyaasadeed oo cusub oo lagu xoojinayo midnimada qaran,...

War-murtiyeed ay soo saareen Mucaaradka iyo DFS Agoosto, 25 2025.

0
Isniin 25 , Aug 2025 {CBB} Iyadoo la tixgelinayo muhiimadda midnimada qaran, xasilloonida siyaasadeed, iyo dowlad-wanaagga loo dhan yahay, isla markaana mudnaanta la siinayo geedisocodka...

Sawiro;-Gudoomiye aadan Madoobe oo la Kulmay Gudiga joogta ah ee Barlamaanka...

0
Isniin 25 , Aug 2025 {CBB}Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalna Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa shir guddoomiyay kulanka Guddiga...
0FansLike
0FollowersFollow
0SubscribersSubscribe