editor
Dowladda Soomaaliya oo shaacisay in Garoonka Aadan Cadde lagu qabtay Daroogo
Sabti, 23 Aug 2025 {CBB}Dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay in gacanta lagu dhigay Daroogo si qarsoodi ah lagu soo galiyay Dalka, taasi oo lagu qabtay...
Wasiirkii arrimaha dibadda Netherland oo is casilay kadib markii Israa’iil tallaabo...
Sabti, 23 Aug 2025 {CBB}
Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Netherlands, Caspar Veldkamp, ayaa iska casilay xukuumadda ku-meelgaarka ah sababo la xiriira fashilka dowladda ee ku...
Madaxweynaha Soomaaliya oo u Hambalyay Gudoomiyaha Cusub ee Barlaaamnka Waqooyi Bari.
Sabti, 23 Aug 2025 {CBB}Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo u diray Dr. Aadan Cabdullaahi Aw-xasan oo loo doortay Guddoomiyaha...
Wararkii ugu dambeeyay ee tartanka guddoonka golaha wakiilada Waqooyi bari
Sabti, 23 Aug 2025 {CBB}Doorashada Gudoomiyaha Baarlamaanka iyo labadiisa ku xigeen ayaa ka bilaabantay hotel Jidbaale oo ku yaala bariga magaalada Laascaanood xarunta maamulka...
Dagaal culus oo ka dhacay duuleedka degmada Garbahaarey
Sabti, 23 Aug 2025 {CBB} Faah faahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar qorsheysan oo aroornimadii hore ee saakay ciidanka xooga dalka Soomaaliyeed ku qaadeen...
Ku dhawaad 100 ruux oo lagu dilay Gobolka Daarfuur ee Dalka...
Sabti, 23 Aug 2025 {CBB}
Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in baaris lagu sameeyay dilal is xigxigay oo ka dhacay Gobolka dhaca Galbeedka Suudaan ee Daarfuur...
Doorashada Guddoonka Baarlamaanka Maamulka Waqooyi bari oo maanta dhacaysa
Sabti, 23 Aug 2025 {CBB} Doorashada Guddoonka Baarlamaanka Maamulka Waqooyi bari ayaa maanta ka dhaceysa magaalada Laascaanood xarunta Gobolka Sool, waxaana u tartamaya musharrixiin muddooyinkii...
Madaxweynaha Ukraine oo Trump u diray fariin.
Jimco, 22 Aug 2025 {CBB} Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelensky ayaa muuqaal uu soo dhigay bartiisa xiriirka Bulshada waxa uu ku faah-faahiyay duqeymaha aan kala go’a...
Mareeykanka Oo Dadka uu soo Masaafurinayo dal afrikaan ah kula heshiiyay...
Jimco, 22 Aug 2025 {CBB} Dawaldda Uganda ayaa heshiis la gashay Mareykanka si ay u qaabisho muwaadiniinta ka soo jeeda dalal seddexaad oo laga yaabo...
AUN Khaliif Idiris oo Saakay ku geeriyooday Baladweyne.
Jimco, 22 Aug 2025 {CBB} Allaha u naxariistee Waxaa Magaalada Baladweyne ku geeriyooday Admiral Khaliif Idiris Cismaan oo ka mid ahaa dadka sida weyn looga...













