Monday, April 27, 2026
Home Authors Posts by editor

editor

editor
2716 POSTS 0 COMMENTS

Jubaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), magacaabay Guddoomiye Ku-Xigeenka Amniga Gobolka...

0
Khamiis, 21 Aug 2025 {CBB} Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), ayaa Guddoomiye Ku-xigeenka Amniga ee Gobolka Gedo u magacaabay Cusmaan...

Madaxweynaha Soomaaliya oo sheegay in Mucaaradka Dowladda aysan lahayn aragti mideysan.

0
Khamiis, 21 Aug 2025 {CBB} Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si cad uga hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalka, isaga oo si gaar...

Diiwaan gelinta doorashada Guddoonka Baarlamaanka Waqooyi Bari oo maanta bilaabanaysa.

0
Arbaco, 20 Aug 2025 {CBB}Magaalada Laascaanood ee gobolka Sool ayaa maanta si rasmi ah looga bilaabay qabashada codsiyada musharraxiinta iyo diiwaangelinta doorashada guddoonka Baarlamaanka...

Maxkamada ciidamada Qalabka sida oo saaka dil toogasho ah ku fulisay...

0
Arbaco, 20 Aug 2025 {CBB}Maxkamada Ciidamada qalabka sida ayaa saaka markale dil toogasho ah ku fulisay rag ka tirsanaa maleeshiyaadka Al-shabaab. Toogashada ayaa waxaa lagu...

Shiinaha oo shaacisay qorshe cusub oo ay ku soo jiidanayso dhallinyarada.

0
Arbaco, 20 Aug 2025 {CBB}Dowladda Shiinaha ayaa shaacisay qorshe cusub oo ay ku soo jiidanayso dhallinyarada hibada u leh cilmiga iyo tiknoolajiyada, iyadoo bilaabi...

Ra’isul Wasaare Xamse oo wali wada isla xisaabtanka Wasiirradiisa:?

0
Talaado, 19 Aug 2025 {CBB}Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo ku guda jira barnaamijka la-xisaabtanka Xukuumaddiisa, ayaa maanta su’aallo...

Wafdi uu hogaaminaayo wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka Bulshada KG ...

0
Talaado, 19 Aug 2025 {CBB}Wafdi uu hogaaminaayo wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka Bulshada KG mudane Saciid Axmed Cali oo ay qeyb ka ahaayeen agaasimaha...

Ku-simaha Madaxweynaha ahna Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Dowlada KGS oo xafiiskiisa ku...

0
Talaado, 19 Aug 2025 {CBB}Kusimaha Madaxweynaha ahna Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Koonfur Galbeed Soomaaliya, Amb. Dr. Ali Said Faqi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi...

Diyaaraddii ugu horreysay oo ka degtay garoonka cusub ee Buurhakaba,

0
Talaado, 19 Aug 2025 {CBB}Boqolaal shacab ah ayaa garoonka magaalada Buurhakaba ku soo dhaweeyay diyaaraddii ugu horreysay oo sida rakaab, taasi oo ka soo...

Dowladda oo isbadal ku sameeysay Maamulka Dekadda ee Magaalada Muqdisho.

0
Talaado, 18 Aug 2025 {CBB} Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa u magacaabay Danjire Maxamed Cali Nuur Ameriko inuu noqdo maareeyaha cusub ee Dekedda...
0FansLike
0FollowersFollow
0SubscribersSubscribe